Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka
    February 20, 2026
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: In ka badan 10 oo ku dhimatay weerar ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Cadan
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > In ka badan 10 oo ku dhimatay weerar ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Cadan
Wararka

In ka badan 10 oo ku dhimatay weerar ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Cadan

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 30, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Ugu yeraan 13 qof ayaa dhimatay daraasiin kalena waa ay dhaawacmeen ka dib weerar arbacadan maanta ah lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee magaaladaa Cadan, xilli halkaas ka dagtay diyaarad sidday gollaha cusub ee xukuumadda Yemen oo Sacuudiga taageero.

Jugta qaraxa weyn iyo rasaas ayaa la maqlay markii ay garoonka ka caga dhigatay diyaaradda ka timid caasimadda Sacuudiga ee Riyad, sidaas waxaa sheegay goobjoogiyaal la hadlay Reuters.

Labo sarkaal oo ka tirsan ciidanka amniga ayaa wakaaladda wararka Reuters u sheegay tirada khasaaraha ee qaraxa maanta.

Wefdiga maanta ka degtay garoonka magaalo xeebeedka Yemen ee Cadan ayaa waxaa kamid ahaa ra’iisul wasaaraha Yemen Maciin Cadul Malik Saciid, danjiraha Sacuudiga ee Yemeen Saciid al-Jaber iyo saraakiil kale kuwaas oo si nabad geliyo ah loogu gelbiyay madaxtooyada, sida ay sheegtaya warbaahinta Sacuudiga.

Ra’iisul wasaare Maciin oo twitter qoraal soo dhigay ayaa sheegay in dhammaan xubnaha xukuumadda ay bad qabaan isagoo sheegay in falka uu ahaa mid argagaxiso.

Ergeyga QM ee Yemen Martin Griffiths ayaa cambaareeyay weerarka, isagoo sheegay in falka uu ahaa mid aan la aqbalo Karin isla markaana waxaa uu xasuusiyay dhinacyada Yemen isku haya ahmiyadda ay leedahay in wadahadal lagu dhameeyo khilaafaadka jira.

Tan iyo 2015 Yemen waxaa ka jiray dagaal u dhexeeyay isbaheysiga Sacuudiga hogaamiyo oo taageersan xukuumadda Yemen madaxweyne Cabdi Rabbi Mansuur Haaddi iyo maleeshiyaadka Xuuthiyiinta oo Iran baritaarto.

Dagaaladaas waxaa ku dhintay in ka badan 100,000 oo shacab ah iyadoo malaayiin kale guriyahooda ka qaxeen.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran …

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Canab Xasan Cabdullahi ”Si dalka looga ciribtiro Khawaarijta waxaa muhiim ah in ay shacabka la shaqeeyaan ciidamada amniga,”

Muqdisho.(SONNA):- Canab Xasan Cabdullaahi oo ka mid ah  ayaa sheegtay in ay Khawaarijtu gabaabsi yihiin,islamarkaana in yar oo fara ku…

GudahaWararka
August 6, 2024

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo saraakiisha amniga kala shiray xaalada gobolka Bakool ”Sawirro”.

Xudur (SONNA)- Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa kulan diirada lagu saarayey Dar-Dar gelinta Xaqiijinta Amniga iyo Dib ufurida Wadooyinka ay xireen…

Wararka
January 18, 2021

Ciidanka Xoogga Dalka oo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab ku dilay dagaal ka dhacay Goof-guduud

Muqdisho(SONNA) Ciidamada XD Soomaaliyeed ayaa ka hortagy Werarka Al-Shabaab ay ku qaadeen Saldhi Ciidamadu ay ku leeyiin Deegaanka Goof-gaduud Gobalka…

GudahaWararka
August 17, 2020

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo qalab caafimaad gaarsiisay gobolka Mudug

Wasaaradaha Caafimaadka Xukuumadda Fadaraalka, ayaa maanta agab caafimaad oo loogu tala galay Ka hortaga Covid 19 gaarsiiyay Gobalka mudug kaas…

Wararka
July 9, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023