Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Soo laabashada Ciidanka illaalada qaranku waa dhamaadka kooxda khawaariijta(Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Soo laabashada Ciidanka illaalada qaranku waa dhamaadka kooxda khawaariijta(Warbixin)
MaqaalladaWararka

Soo laabashada Ciidanka illaalada qaranku waa dhamaadka kooxda khawaariijta(Warbixin)

By SB
Last updated: January 3, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho(Sonna):-In ay diyaar yihiin Ciidanka ilaallada qaranka Gaaska koowaad ee Duufaan maka dhigan tahay dhammaadka khawaariijta naf la caariga ah?

Ka dib 15-kii bisha may sannaddii 2022 guushii dib u doorashadda madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud,waxa guud ahaan dalka Soomaaliya ka curtay halgan nafhurnimo ah kaas oo dib loogu soo celinayo sharafkii,qiyamkii, karaammaddii dalka iyo dowladnimadda Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo xukuummadiisa ayaa iclaamiyey dagaal saddex jiho ah kaas oo lagu qaadayo kooxaha khariban ee khawaariijta,jihooyinka laga weeraray khawaariijta ayaa kala ah dhaqaalaha,Fikirka iyo in lagu ekeeyo goobaha ay joogaan weeraro toos ah Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed oo ugu horeeyeen kooxaha gobanimo u dirirka macawisleey ayaa goboladii,degmooyinkii iyo deegaannadii ugu badnaa ka sifeeyey kooxaha khawaariijta.

Ciidanka ilaaladda qaranka Gaaska koowaad ee Duufaan oo tababar heerkiisu sarreeyo kusoo qaatay Dalka Eritrea ayaa dhowaan dalka dib ugu soo laabtay,iyagoo qayb ka noqonaya dagaalka dalka looga xoraynayo kooxaha khawaariijta,soo guryo galka Ciidanka ilaaladda qaranka ayaa ka dhigan in markan si dhab ah loo dabar jarayo kooxaha khawaariijta oo weli ku dhuumaalaysanaya qaybo ka mid ah goboladda iyo degmooyinka dalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh “Aniga iyo shacabka Soomaaliyeedba waan ku faraxsanahay dib usoo laabashadiina,Maanta wixii ka dambeeya waxaan galeynaa diyaar garoow iyo dhaqaaq aan ku wajahayno cadowga, Waxaan rabnaa in howgalka cusub ee deegaanada dhimman lagu xoreynayo uu ka degdeg bato kii hore, muddo koobana lagu soo afjaro”.ayuu yiri Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane DR Xasan Sheekh Maxamuud.

Heerka tababar ee Ciidanka.

Ciidanka ilaaladda qaranka ayaa qaba nooc kasta oo tababar ciidan ah kuwaas oo adkaysi iyo dhabar adayg u leh marxalladaha adag kaas oo ay ku wajihi karaan caddowga iyo khawaariijta dhibaataysay shacabka Soomaaliyeed,tan ayaa ka dhigan in gabi ahaan ba laga tirtiri doono kooxaha khawaariijta dhulka Soomaaliyeed,khuburadda ku xeeldheer Amniga iyo Siyaasadda ayaa ku sifeeyey soo guryo noqoshadda Ciidanka ilaaladda qaranka in ay ka dhigan tahay dhamaadka kooxaha khawaariijta sidoo kaleba si buuxda loo suggo amniga guud ee qaranka taas oo dadweynaha Soomaaliyeed iyo dowladda ba uga dhigan guul qaran.

Isbeddel dhaqaale.

Dhamaadka kooxaha khawaariijta ka dib waxa dib waxa isbeddel bulsho iyo mid dhaqaale ba ka curran doonaa Soomaliya taas oo ay dib u hawlgeli doonaan ganacsiyadda isaga gudba goboladda iyo degmooyinka kuwaas oo hore kooxda khawaariijtu u kala go’doomisay,waxa sidoo kale adeegyadda dowladdu gaari doonaan goboladii iyo degmooyinkii mudada dheer ay go’doomisay kooxda khawaariijta ee gabalkeedu dhacay, falashadda beeraha iyo dhaqmaha xoollaha nool ayaa sidoo kale qayb ka noqon doona dhismaha kaabayasha nolosha ee unkami doona dhammaadka khawaariijta.

Isu socodka Goboladda.

Dhamaadka kooxaha khawaariijta ka dib Waxa furmi doona isu socodka gobolada iyo degmooyinka dalka taas oo hore khawaariijtu u kala goysay,isku soo wada xoori dhamamaan filashooyinka ayaa ina tusinaya in tani ka dhigan tahay dhammmaadkii kooxaha khawaariijta.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xiriirka kubbadda Cagta oo qalab nuucyo kala duwan ah ugu deeqay ururka kubbadda Cagta gobalka ee Banaadir

  Muqdisho(SONNA):-Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa si casri ah u qalabeeyay xafiiska cusub ee ururka kubbadda Cagta gobalka Banaadir…

CiyaarahaWararka
May 6, 2024

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SALAADDA CIIDDA LA OOGAY KUMANNAAN SHACAB AH

Muqdisho.SONNA… Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciidda, kumannaan ka mid…

Gudaha
April 21, 2023

Wasiirka dhallinyarada XFS oo muqdisho kusoo dhoweeyay ciyaartooy caalami ah

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Sportiga XFS Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali oo uu wehliyo Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa…

GudahaWararka
May 27, 2025

Dowladda oo mar kale ka digtay faafinta dicaayadda Khawaarijta

Dhuusamareeb (SONNA): Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dowladda FS ayaa mar kale ku celisay digniin ku aadan faafinta dicaayadda Khawaarijta…

GudahaWararka
August 29, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023