Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Horudhaca kulanka ay kooxda Chelsea booqanayso Burnley ee horyaalka Premier League… (Macallin Frank Lampard oo indhaha ku haya guulo xiriir ah)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Horudhaca kulanka ay kooxda Chelsea booqanayso Burnley ee horyaalka Premier League… (Macallin Frank Lampard oo indhaha ku haya guulo xiriir ah)
CaalamkaCiyaaraha

Horudhaca kulanka ay kooxda Chelsea booqanayso Burnley ee horyaalka Premier League… (Macallin Frank Lampard oo indhaha ku haya guulo xiriir ah)

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 26, 2019
4 Min Read
Share

Burnley(SONNA)- Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa kulan ka tirsan horyaalka Premier League waxa ay caawa booqanaysa naadiga Burnley.

Chelsea ayaa eegeysa inay afar kulan oo xiriir ah guul ku soo gaarto meel ka baxsan garoonkeeda horyaalka Premier League markii ugu horreysay tan iyo bishii September sanadkii 2017-kii, marka ay u safrayaan garoonka Turf Moor oo ay halkaas kula soo ciyaarayaan kooxda uu hoggaamiyo macallin Dyche ee Burnley.

Ogeysiiska Ciyaarta:-

Tartanka: England – Premier League

Taariikhda: Sabti, 21 Okt 2019

Saacadda ay bilaabaneyso dheesha: 7:30 Fiidnimo xilliga geeska Afrika.

Garsooraha: Michael Oliver (England)

Garoonka: Turf Moor

Wararka Kooxaha:-

Kooxda Burnley ayaa soo dhoweynaysa Jack Cork iyo Ashley Barnes oo dib ugu soo laabanaya kuwaasoo ka yimid dhaawacyo garabka iyo gurmaaka ah.

Weeraryahan Chris Wood ayaa wajahaya tijaabooyin xilli dambe ah oo lagu xaqiijinayo haddii uu diyaar u yahay kulankan, maadaama uu dhaawac muruqa ah la dhibtoonayey, halka Danny Drinkwater uu dib u bilaabi doono tababarka buuxa todobaadka soo socda.

Laacibka khadka dhexe ee Chelsea, N’Golo Kante ayaa sii joogteyn doona maqnaanshihiisa kaddib markii uu dhaawac gumaarka ah ku seegay kulammadii ay guulaha ka gaareen Newcastle iyo Ajax.

Ross Barkley, Andreas Christensen iyo Antonio Rudiger ayaa sidoo kale ka maqnaan doona kooxda Blues.

Xaqiiqooyinka Ciyaarta:-

>- Burnley ayaa kaliya hal goor guuleysatay tobankii kulan ee ugu dambeeyey oo ay Premier League la ciyaartay Chelsea, waxaana kulammada kale ay kala kulantay 3 barbaro iyo 6 guuldarro, halka guul oo ay ka gaareen Blues waxa ay ahayd ciyaar ka dhacday garoonka Stamford Bridge bishii August sanadkii 2017, markaasoo ay uga badiyeen 3-2.

>- Chelsea ayaa gool dhalisay dhammaan tobankii kulan ee ay la ciyaareen kooxda Burnley – kooxaha aysan waligood ku guuldarreysan inay gool ka dhaliyaan tartankan oo ay Blues goolal ka dhalisay kulamo badan oo ay ka hortageen waa Portsmouth (14), Derby (14) iyo Wigan (16).

>- Tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa eegaya inuu guuleysto afar kulan oo xiriir ah horyaalka markii ugu horreysay xirfaddiisa macallinnimo, Bleus markii ugu dambeysay oo afar kulan oo xiriir ah Premier League ay guuleysatay waxa ay ahayd bishii September sanadkii 2018, macallin Maurizio Sarri ayaa markaan guul gaartay shantiisii kulan ee ugu horreeyey oo uu kooxda hoggaamiyey.

>- Burnley ayaa kaliya hal guul gaartay 25-keedii kulan ee ugu dambeeyey Premier League oo ay la ciyaartay kooxaha waa weyn ee “big six” la isku yiraahdo ama lixda sare, waxaana ay ka haysataa 1 guul, 6 barbaro iyo 18 guuldarro, halkaas guulnay waxa ay garoonkeeda Turf Moor kaga gaartay bishii Febraayo 2019 naadiga Tottenham oo ay kaga adkaadeen 2-1.

>- Xaqiiqdii kooxda Clarets ayaan shabaqeeda gool ka ilaashan 34-tii kulan ee ugu dambeeyey, iyadoo laga dhaliyey 75 gool.

>- Tammy Abraham iyo Mason Mount  ayaa labaduba shabaqa soo taabtay mid kasta oo ka mid ah saddexdii kulan ee ugu dambeeyey Premier League oo ay Chelsea ku soo ciyaartay meel ka baxsan garoonkeeda (Away), ciyaaryahankii ugu dambeeyey Blues ee afar kulan oo xiriir ah shabaqa soo taabta waxa uu ahaa Diego Costa oo bishii December sanadkii 2016-kii, afar kulan oo xiriir ah goolal u dhaliyey Chelsea.

Shaxda Macquulka ah ee labada kooxood:-

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Coronavirus oo kar-kaarada jebsanaya, dad hor leh oo u dhimanaya ama qaadaya daqiiqadiiba!

Muqdisho(SONNA)-Cudurka Corona-virus (COVID-19) ayaa aad uga sii fidaya dunida oo dhan, si gaara ah, Mareykanka iyo Yurub marka laga soo…

CaalamkaMaqaalladaWararka
March 30, 2020

Israa’iil oo duqeysay Gaza iyo Koonfurta Lubnaan

Milateriga Israa'iil ayaa weerarro xagga cirka ah ku qaaday koonfurta Lubnaan iyo marinka Qaza ka dib weerarro gantaallo ah oo…

Caalamka
April 7, 2023

Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya

Turkiye ayaa maanta oo Jimco ah soo dhaweysay go'aanka Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay,kaas oo liiska cunaqabateynta looga saaray Madaxweynaha…

Caalamka
November 7, 2025

Mareykanka oo weeraro dhinaca cirka ah ka geystay Ciraaq iyo Siiriya.

Mareykanka ayaa duqeyn xagga cirka ah oo uu kaga horjeeday  maleeshiyaadka ay taageeraan Iiraan ka fulyay Iraq and Syria,sida ay…

Caalamka
June 28, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023