Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Horjoogayaal caan ka ah khaawarijta oo ka hor yimid in carruurtooda ay ka qayb qaataan dagaalka ay ku jirto kooxdu (Warbixin).
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Horjoogayaal caan ka ah khaawarijta oo ka hor yimid in carruurtooda ay ka qayb qaataan dagaalka ay ku jirto kooxdu (Warbixin).
Maqaallada

Horjoogayaal caan ka ah khaawarijta oo ka hor yimid in carruurtooda ay ka qayb qaataan dagaalka ay ku jirto kooxdu (Warbixin).

By Dahir Aadan Cali
Last updated: April 25, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta wejigiisa koowaad wuxuu ahaa mid cashar weyn loogu dhigay maleeshiyada Khawaarijta ah ee ku soo duushay dadka iyo Diinta Islaamka.

Horjoogayaasha Khawaarijta ah oo aan maanka ku hayn in carruurta ay qaldeen ee sida xaawada oo kale, dabka ugu shidaan in la loodin karo ayaa waagu ku baryay,maadaama dardaaranka carruurta soo siiyaan uu yahay kama soo laaban kartaan dagaalka ilaa aad soo dhimataan. Dagaalka ay qorsheysay Dowladda ee ay hoggaaminayaan ciidanka qaranka, sidoo kalena geesiyaasha shacabka Soomaaliyeed oo kacay  ay ku soo bandhigeen awoodooda iyo in ay iska dulqaadi karaan Khawaarijta ayaa tusay horjoogayaasha argagixisada in wixii maanka ay ku hayeen uu ahaa riyo maalmeed.

Wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda federaalka ayaa shaaca ka qaadday in wejiga koowaad dagaalka xoreynta Khawaarijta ah cagta lagu mariyay in ka badan saddex kun oo ay soo qaldeen Khawaarijta, sidoo kale, ku dhowaad afar kun oo kale ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen dagaallada oo ay ku jiraan carruur yar yar oo ku jira xilligii ay wax-baran lahaayeen, laakiin Khawaarijtu ay ka qafaasheen waalidiintooda.

Sirdoonka Soomaaliya ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in horjoogayaasha ugu sareeyo Khawaarijta ay carruurtooda ku nool yihiin qaar ka mid ah wadamada caalamka iyagoo haysta nolol iyo waxbarasho heerkooda sareyso.

Sidoo kale, waxaa jira qaar ka mid ah xubnaha horjoogayaasha ee Khawaarijta ah oo carruurtooda iyo reerkooda u soo dira magaalooyinka nabadda ah ee dalka, iyagoo carruurtooda kala soo cararay in ay dagaallada galaan iyo in ay qaadaan fikradaha qaldan oo ay ku shubayaan carruurta Soomaaliyeed inteeda kale.

Xubno horay uga baxay maleeshiyadan markii ay arkeen sida ay Diinta uga been sheegayaan iyo dhaqankooda dadka ay ku qaldaan ayaa warbaahinta qaranka u xaqiijiyay in ay u soo joogeen horjoogayaal ay ka mid yihiin horjooge Abuu Muslim, Fu’aad Shoongole iyo Xuseen Cali Fiidow oo toos uga saaraya dagaallo kala duwan ilmo ay dhaleen, xubnahan ayaa inala wadaagay in horjooge Fu’aad Shoongole markii uu wiil uu dhalay ka soo saaray iyadoo uu socdo dagaal culus in si deg deg ah wiilkiisa uga soo baxo dhammaan deegaannada ay Khawaarijtu joogaan, iyadoo u jeedkiisu uu  ahaa inuusan mar dambe dagaal ku dhicin wiilkiisa. Warbaahinta qaranka ayaa ogaatay in wali xubnahan Khawaarijta ah deegaannada qaar ay ka wadaan qafaal iyo xoog ku qaadasho carruurta ah si u soo geliyaan dagaallada looga soo horjeedo iyaga.

Haddaba haddii ay Khawaarijtu u dagaallamayaan Diin sida ay sheegayaan maxay carruurtooda dalka uga saareen, maxay carruurtooda u geeyeen magaalooyinka nabadda ah ee dalka oo iyagu aysan joogin, maxayse sidii xaawadii oo kale dabka ugu shubayaan carruurta Soomaaliyeed oo aysan iyagu  dhalin?.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Khawaarijta oo Saddex Magaalo muhiim ah lagala wareegay(WARBIXIN)

Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dib u xorreynta degaanka ayaa si buuxda u la wareegay gacan ku heynta Magaalooyinka…

MaqaalladaWararka
January 17, 2023

Soo laabashada Ciidanka illaalada qaranku waa dhamaadka kooxda khawaariijta(Warbixin)

Muqdisho(Sonna):-In ay diyaar yihiin Ciidanka ilaallada qaranka Gaaska koowaad ee Duufaan maka dhigan tahay dhammaadka khawaariijta naf la caariga ah?…

MaqaalladaWararka
January 3, 2023

Maxaa laga filan karaa shirka Culaam’udiinka uga furmay Muqdsiho? (WARBIXIN)

Muqdisho(SONNA):-Shirweynaha Culimadda Soomaaliyeed oo ka furmay shalay magaaladda Muqdisho ayaa qodobadda looga hadlayo waxa ka mid ah sidii dagaal adag…

MaqaalladaWararka
January 25, 2023

Madaxweynaha oo wacad ku maray in uu Soomaaliya ka sifeynayo Al-Shabaab. (WARBIXIN).  

Waxaa qortay Majaladda THE TIMES, Khamiis, February 23, 2023 By Fred Harter Muddadii ugu horreysay ee Xasan Sheekh Maxamuud uu…

GudahaMaqaallada
February 27, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023