Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Hindiya oo shixnad dawo ah ugu deeqday Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Hindiya oo shixnad dawo ah ugu deeqday Soomaaliya
GudahaWararka

Hindiya oo shixnad dawo ah ugu deeqday Soomaaliya

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 17, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa dowladda India kala wareegay 10 tan oo daawooyin kala duwan ah, kuwaas oo qayb ka ah taageerada joogtada ah ee dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya ay ugu deeqaan caafimaadka shacabka Soomaaliyeed.

Munaasabadda lagu wareejinayay deeqdan caafimaad oo ka dhacday Dekedda Muqdisho, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa masโ€™uuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada, Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Sheekh, Agaasimaha waaxda Qalabka iyo Daawada Dr. Mohamed Abdullahi, Maareeye ku-xigeenka Dekedda Muqdisho, Dr. Cali Xaaji Maxamed Warsame iyo xubno kale.

Wasiir Cali Xaaji Aadan ayaa uga mahadceliyay Dowladda India deeqdan muhiimka ah ee daawooyinka ah, isagoo xusay in ay gacan ka geysan doonto taageeridda xarumaha caafimaadka iyo wax ka qabashada baahiyaha caafimaad ee shacabka.

Wasiirka ayaa carabka ku adkeeyay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ka goโ€™an tahay horumarinta adeegyada caafimaadka, tayeynta xarumaha caafimaad, iyo hubinta helitaanka daawooyin tayo leh oo ku filan bulshada Soomaaliyeed.

Sidoo kale, Wasiirka ayaa tilmaamay in iskaashiga dowladda Soomaaliya iyo dowladaha saaxiibada la ah, gaar ahaan Dowladda India uu yahay mid muhiim ah oo lagu horumarinayo adeegyada caafimaad, looguna adeegayo bulshada Soomaaliyeed si hufan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowlada Itoobiya oo sheegtay in weerar hoobiyeyaal ah lagu qaaday garoomada diyaaradaha ee Magaaloyinka Bahira iyo Gondar.

MUQDISHO-(SONNA)-Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay in weerar hoobiyeyaal ah lagu qaaday garoomada diyaaradaha ee magaalooyinka Bahir Dar iyo Gondar ee ismaamulka…

GudahaWararka
November 14, 2020

Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka oo Tababbar u furay Guddi-hoosaadyada Wasaaradaha iyo Hayโ€™adaha Dowladda

Muqdisho( SONNA):-Guddoomiyaha Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda, Mudane Xasan Abshirow Maxamed, ayaa si rasmi ah u daahfuray wajiga labaad…

GudahaWararka
May 11, 2025

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo ka qeybgalay shir looga hadlayay meel marinta siyaasada qaran Badqabka iyo caafimadka goobaha shaqada

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumada federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Maxamed cilmi ayaa maanta shir gudoomiyay kulan ay soo…

GudahaWararka
November 12, 2023

Wasiirka Gaashaandhigga “Guulaha laga gaaray dagaalka Khawaarijta warbaahintu waxa ay ka qaadatay door muhiim ah”ย 

Muqdisho(SONNA:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur,oo ka qeyb galayay shirka madasha Istiraatiijiyadda xiriirka Warbaahinta ayaa sheegay in warbaahintu ay…

GudahaWararka
December 8, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023