Muqdisho (SONNA) Waxaa magaalada Dhuusamarreeb ee caasimadda Galmudug kusoo gabagaboobay, shir muddo 4-maalmood ah 11/14/03/2023 uga socday Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Wasaaradaha Ganacsiga iyo Warshadaha Dawlad Goboleedyada; Galmudug, Jubbaland, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
Muddadii shirkaasi socday waxaa xoogga lagu saaray qoddobadaan hoos ku xusan.