Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo xubno kale
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Hay’adda SoDMA oo aqoon is-weydaarsi ku saabsan gurmadka fatahaadaha ku qabatay degmooyin ka tirsan Hirshabeelle
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Hay’adda SoDMA oo aqoon is-weydaarsi ku saabsan gurmadka fatahaadaha ku qabatay degmooyin ka tirsan Hirshabeelle
GudahaWararka

Hay’adda SoDMA oo aqoon is-weydaarsi ku saabsan gurmadka fatahaadaha ku qabatay degmooyin ka tirsan Hirshabeelle

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 31, 2023
2 Min Read
Share

Jowhar-(SONNA)-Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa daah furay Aqoon is-weeydaarsi wada tashi saddax maalin ah oo ku saabsan qorshaha gurmadka fatahaadaha degmooyinka Baladweyne iyo Jowhar ee maamul gobaleedka Hirshabeelle, kuwaas oo u nugul in ay fatahaado qataro ka dhalan karaan ay ka dhacdo xilli roobaadka iyo sidii loogu diyaar garoowo lahaa farsamo iyo agab ahaan.

Aqoon is-weeydaarsigani waxaa soo qaban qaabiyay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka waaxda yareeynta Khataraha musiibooyinka waxaana ka taaba gelinaya Hay’adda Cuntada Aduunka (FAO).

Aqoon-is-weydaarsigani waxaa ka soo qayb galay Hey’adaha SoDMA, Saraakiil ka kala socday xafiisyada guddoomiyaha labada degmo ee Baladweyne – Jawhar iyo Xafiisyada labada duq Magaalo ee degmooyinka Baladweyne iyo Jawhar ee gobalada Hiiraan iyo Shabeellada dhexe.

Guddoomiye ku xigeenka ayaa Xusay in wadatashigan yahay mid muhiim ah oo Hay’adda SoDMA bixisay Dadaal dheeraad ah oo wacyigii hore wax ka duwan oo bulshada lagu dhisiyo, sidoo kalan ay dowlada ku sameeysay qorshooyin lagu yareen karo khataraha looguna jawaabi karo si degdeg ah.

Ugu danbeey Guddoomiye Dr. Axmed ayaa kula dardaarmay ka qaybgalayaasha in ay galiyaan Waqti, sidoo kalana wax badan ka kororsadaan iyaga oo kula laabanaya labada Degmo ee Baladweyne iyo Jowhar oo ah kuwa ugunugul fatahaada, laga filanayo wadatashigan in ay wax fiican ka soo baxaan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiir Faarax:Wasaaraddu waxay baahisay adeegyada waxbarashada iyadoo gaarsiisay deegaannadii laga xorreeyay Khawaarijta

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa si rasmi ah u furay maalinta 4-aad ee Shirweynaha 3-aad ee…

GudahaWararka
February 11, 2026

Wasaaradda caafimaadka XFS oo soo gabo-gabeysay shir looga hadlay qorshaha nafaqada ee 2021/2022

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, qeybteeda mashruuca nafaqada ayaa soo gabogabeysay shir lagu lafa gurayay soo saarida…

Wararka
November 25, 2020

Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay Shacabka iyo Dowladda Pakistan,kadib qarax lala beegsaday masaajid ku yaalla Islamabad

Muqdisho(SONNA):-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si qoto dheer ula wadaagaysaa Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan murugada ka dhalatay…

GudahaWararka
February 7, 2026

DEGDEG: SULDAAN SAID AHMED OO NOQONAYA XILDHIBAANKII UGU HORREEYAY EE SOOMAALI AH OO GALA BAARLAMAANKA FINLAND.

Muqdisho (SONNA) 28.6.2021- Kaddib markii ay Silvia Midig oo ka tirsan baarlamaanka Yurub ay shaaca ka qaadday in aanay siyaasadda…

Caalamka
June 28, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023