Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar
    February 6, 2026
    Dowladda Soomaaliya waxay si qoto dheer ula wadaagaysaa Dowladda iyo Shacabka Pakistan murugada ka dhalatay qaraxii ka dhacay masaajid ku yaalla Islamabad
    February 6, 2026
    NISA oo burburisay xarumihii khawaarijta ee gobolka jubbaada dhexe
    February 6, 2026
    Wasiirka ganacsiga XFS oo kulan la qaatay safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya
    February 6, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Hay’adda SoDMA iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay dardar gelinta howlaha Bini’aadannimada Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Hay’adda SoDMA iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay dardar gelinta howlaha Bini’aadannimada Soomaaliya
GudahaWararka

Hay’adda SoDMA iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay dardar gelinta howlaha Bini’aadannimada Soomaaliya

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 28, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta Muqdisho kula kulmay wafdi uu hor kacaayay Maciej Popowski oo ah Agaasimaha guud ee Xafiiska Midowga Yurub u qaabbilsan isku dubarridka howlaha Bini’aadannimo iyo ilaalinta Shacabka.

Labada dhinac ayaa kawada hadlay in si wadajir ah wax looga qabto saamaynta ka dhalata Isbeddelka Cimilada sida, Abaaraha iyo Fatahaadaha.

Sidoo kale hay’adda SoDMA ayaa kulanka ku soo bandhigtay gurmadkii iyo gargaarkii ay gaarsiisay degaannadii ay waxyeellada ka soo gaartay Isbeddelka Cimilada, waxyabaha kaga aaddan ka hortagga leexsashada gargaarka, horumarkii laga sameeyay arrintaas iyo tallaabooyinkii la qaaday.

Sidoo kale, waxyabaahii kulanka looga hadlay waxaa kamid ahaa xoojinta iyo kor u qaadista awoodda hay’adda dhanka kasoo kabsashada aafooyinka iyo dejinta qorshaha ka hortagga iyo maareynta musiibooyinka, iyo sidii adeegyada aas-aasiga ah loo gaarsiin lahaa dadka iyo degaannada ay waxyeelladu saameysay, waxaana qeyb ka ahaa kulankaan Sandra Goffin oo ah madaxa ECHO ee geeska africa iyo Javier Rio Navarro oo ah madaxa xafiiska ECHO ee Somaaliya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar

Doha(SONNA(:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada…

February 6, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda Soomaaliya oo IGAD u gubsiay dacwad ka dhan ah Kenya

Muqdishu-(SONNA)-Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa u gudbisay urur goboleedka igad dacwad rasmi ah oo ay uga ashtakoonayso xadgudubyadda dowladda kenya ay…

GudahaWararka
December 14, 2020

Maxkamadda gobolka Galgaduud oo xukuntay eedeysane loo haystay kufsi+Sawirro

Dhuusamareeb-(SONNA)-Maxkamadda gobolka Galgaduud ayaa maanta xukun shan Sano ah ku ridday Maxamed Cabdi Dhoorre oo ku eedeysnaa kufsi iyo afduub…

GudahaWararkaWargayska
August 25, 2021

Kullanka Golaha Shacabka oo furmay, iyo go’aankii 15-ka Mudane laga gaaray oo dhaqan galay

Muqdisho(SONNA)-Kullanka Golaha Shacabka Barlamanka Federal-ka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaca ah furmay, waxa uuna si habsami leh uga socda Xarunta…

GudahaWararka
March 31, 2021

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay horumarinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal

Muqdisho(SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka…

GudahaWararka
November 24, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023