Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Masโ€™uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Hayโ€™adda socdaalka iyo INTERPOL oo kala saxiixday heshiis wada shaqeyn
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Hayโ€™adda socdaalka iyo INTERPOL oo kala saxiixday heshiis wada shaqeyn
GudahaWararka

Hayโ€™adda socdaalka iyo INTERPOL oo kala saxiixday heshiis wada shaqeyn

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: January 27, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya iyo Booliska Caalamiga ah ee (Interpol) ayaa maanta kala saxiixday heshiis iskaashi oo muhiim ah. heshiiskan ayaa diiradda saari doona dhowr arrimood, kuwaas oo kala ah:

๐Ÿญ. ๐—ž๐—ฎ-๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ป.

๐Ÿฎ. ๐—ž๐—ผ๐—ฟ ๐˜‚ ๐—ค๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—บ๐—ป๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ

๐Ÿฏ. ๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ & ๐—œ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—›๐—ฆ๐— & ๐—•๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต.

๐Ÿฐ. ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐˜‚ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—”๐—บ๐—ป๐—ถ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ธ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—›๐—ฆ๐—.

๐Ÿฑ. ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—Ÿ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐˜†.

Taliyaha Hoggaanka Booliska Caalamiga ah ee Soomaaliya oo munaasabadda heshiiska ka hadlay ayaa ugu horeyn ku ammaanay Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Socdaalka, Mudane Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow, mudada kooban ee uu joogo heyโ€™adda. sida uu uga mira dhaliyay dhaqangalka heshiiskaan oo muhiim u ah HSJ, Taliyaha ayaa ayaa sidoo kale u mahaceliyay gudigii ka socday dhanka Heyโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee sida hagar laโ€™aanta ah kala soo shaqeeyay heshiiskan.

Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Socdaalka, Mudane Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow, ayaa dhankiisa u mahadceliyay guddiga HSJ iyo Booliska Caalamiga ah (Interpol), gaar ahaan hogaankooda Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay heshiiskan mid muhiimad gaar ah u leh xoojinta dadaallada la-dagaallanka xagjirka iyo ka hortagga dambiyada socdaalka ee Soomaaliya, tan gobolka, iyo guud ahaan Caalamka.

Ugu dambeyn, Agaasimaha Guud Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa wafdiga Interpol booqasho ku geeyay Xafiiska Ka-hortagga Dambiyada Socdaalka, Fraud Detection Unit (FDU) ee Heyโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, halkaas oo ay warbixin kooban kaga dhageysteen saraakiisha ka howlgala xafiiskaan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay oo Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Qaranka.

Muqdisho(SONNA);-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u magacaabay, Axmed Maxamuud Muxumed, Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee…

GudahaWararka
November 17, 2024

Sanadka 2023 wuxuu noo yahay Sanadkii adeeg bixinta Dowladda (Warbixin)

Muqdisho(SONNA):-Hanaanka Dowlad dhiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya oo soo maray heerar kala duwanaa kuwaas oo lahaa caqabadahooda ayaa marwalba ahaa mid…

GudahaMaqaalladaWararka
January 3, 2023

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo bogaadiyay halka uu marayo ka faaโ€™iideysiga kheyraadka badaha Soomaaliya

Dhuusamareeb-(SONNA)- Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa bogaadiyay shaqada wanaagsan ee laga qabtay horumarinta Kalluumeysiga iyo ka…

GudahaWararka
May 29, 2024

Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka oo gaaray Gaalkacyo

Gaalkacyo (SONNA): Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda maareynta musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, mudaneย  Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray…

GudahaWararka
May 1, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023