Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Hay’adda Lacagta Adduunka oo ku dhawaaqday hannaanka Taariikhiga ah ee Soomaaliya looga cafinayo deymaha
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Hay’adda Lacagta Adduunka oo ku dhawaaqday hannaanka Taariikhiga ah ee Soomaaliya looga cafinayo deymaha
Wararka

Hay’adda Lacagta Adduunka oo ku dhawaaqday hannaanka Taariikhiga ah ee Soomaaliya looga cafinayo deymaha

By Aadan Sooyaal
Last updated: February 27, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha fulinta hay’adda lacagta Adduunka IMF, Kristalina Georgieva ayaa sheegtay in hay’addoodu ay heshay lacag ku filan oo lagu bixin karo deynta Soomaaliya lagu leeyahay, Boqol Dal ka badan ayaa ballan qaaday in ay diyaar u yihiin ka qeyb galka bixinta deymaha Soomaaliya lagu leeyahay.

Kristalina Georgieva, ayaa tiri “100 xubnood oo ka.mid dalalka ku bahoobay hey’adda ay ansixiyeen 334 milyan oo doolar oo lagu maalgalinayo dayn cafinta Soomaaliya, mar alaala iyo marka la helo lacagahani waxaa loo gudbiyaa cafinta daymaha, maalgalintani waxay gaarsiinaysaa hal abuurka dayn dhaafka wadamada faqriga ah, sidookale wadiiqadani waxay albaabka u furaysa dhaqaale hor leh oo lagu taageerayo Soomaaliya.”

Agaasime; Kristalina Georgieva waxay ku dartay “Go’aanka maalgalinta ee maanta waa mid taariikhi ah oo Soomaaliya u abuuraya fursad ay hore ugu socoto hanaankan, Hey’adda lacagta aduunka iyo beesha caalamka, waxaa naga go’an inaan taageerno soo kabashada Soomaaliya kaddib waqti dheer oo colaadi ay ku jirtay.

Agaasimaha hay’adda lacagta adduunka ayaa u mahadcelisay wadamada xubnaha ka ah hey’adda ee ansixiyay dhaqaalahaan, waxaa kale oo ay qirtay dadaalka wada shaqeeneed wadamada iyo hay’adaha lacagaha ku leh Soomaliaya sida Bangiga aduunka, Bangiga Horumarinta Afrika, Midowga Yurub, kooxda Paris iyo wadamada kale ee qeybta ka ah.

“Tani waxay hoosta ka xariiqaysaa aqoonsiga xubnaheena ee sida ay Soomaaliya xoogga u galisay ka go’naanteeda dhaqaalaha iyo dib u habeynta hey’adaheeda maaliyadda xili ay Soomaaliya ku jirtay marxalad adag oo caqabado ku wajahan yihiin, Soomaaliya waxay talaabo u qaaday soo xeridda bogga dayn cafinta iyo gaarida barta go’aan qaadashada, waxay awoodi doontaa hannaankaan kadib horumar dhaqaale oo ay ku jirto yaraynta faqriga.” Ayay hadalkeeda ku dartay Kristalina Georgieva.

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa qoraal uu bartiisa soo dhigay soo dhaweeyay go’aanada wax ku oolka ah ee ka soo baxay hay’adda lacagta Adduunka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka oo xilka la wareegay

Muqdisho (SONNA): Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Hay'adda…

GudahaWararka
April 18, 2026

DF iyo Galmudug oo adeegyada bulshada ka hir gelinaya deegaannadii laga saaray khawaarijta

Ceel-garas-(SONNA)-Wasiiru dowlaha Wasaaradda caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax Fiidoow ayaa Warbaahinta Qaranka uga warbixiyey xaaladda deegaannada laga xoreeyay cadowga  iyo howlgallada…

GudahaWararka
September 13, 2023

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Cambaareyey Qaraxii Argagixiso ee ka dhacay Muqdisho

Muqdisho,(SONNA)- Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Cambaareyey Qaraxii Argagixiso ee caawa fiidkii ka dhacay Muqdisho.…

Gudaha
May 9, 2021

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA XUSKA 26-KA JUUN. (SAWIRO)

Muqdisho,(SONNA Juun 26, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay Munaasabadda Xuska 26-ka Juun…

Gudaha
June 26, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023