Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabtay Aqoon-isweydaarsi lagu diyaarinayo Istaraatijiyadda IPv6
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabtay Aqoon-isweydaarsi lagu diyaarinayo Istaraatijiyadda IPv6
Wararka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabtay Aqoon-isweydaarsi lagu diyaarinayo Istaraatijiyadda IPv6

By Abdulkadir
Last updated: April 3, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Midowga Isgaarsiinta Adduunka (ITU) ayaa si wadajir ah u soo qaban-qaabiyey aqoon-isweydaarsi lagu sameynayo Istaraatijiyadda Baratakoolka Internet-ka Nooca Lixaad (Internet Protocol Version 6) ee Soomaaliya.

Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo labo maalmood ah ayaa waxaa isugu yimid qeybaha kala duwan ee hey’adaha dowladda iyo kuwa gaar loo leeyahay ee ka shaqeeya arrimaha teknoolijiyadda iyo Isgaarsiinta, waxaana ka mid ahaa madax ka tirsan dowladda, shirkadaha isgaarsiinta iyo adeeg-bixiyaasha internet-ka, bahda waxbarashada iyo ururrada bulshada rayidka.

Ujeeddada ugu weyn ee aqoon-isweydaarsiga ayaa ah in la sameeyo istaraatiijiyad oo IPv6 ah, taasoo u sahlaysa Soomaaliya in ay si buuxda uga gudubto IPv4-ta oo haatan la isticmaalo, loona guuro IPv6. Internet Baratakoolka IPv6 ayaa lama-huraan u ah sii ammaanka iyo kobaca Internet-ka, madaama laga helayo cinwaanno IP ah oo aad u ballaaran iyo adeegyo cusub.

Inta uu aqoon-isweydaarsiga socdo, ka qeybgalayaashu waxay dib-u-eegis ku sameyn doonaan heerka uu hadda marayo qaadashada IPV6 ee Soomaaliya, waxayna qeexi doonaan caqabadaha iyo fursadaha, iyagoo sidookale dejin doona khariidad loogu talagalay hirgelinta IPV6 ee dalka. Aqoon-isweydaarsigu wuxuu sidookale madal u noqon doonaa ka qeybgalayaasha iyagoo ku wadaagaya waayo-aragnimadooda iyo hab-dhaqannada ugu wanaagsan ee ay adeegsadeen dalalkii ku guuleystay iney u gudbaan IPV6.

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Md. Mustafa Yaasiin Sheekh, oo ka hadlay xafladda furitaanka ayaa xusay muhiimadda IPv6 uu u leeyahay mustaqabalka dhaqaalaha dhijitaalka ah ee Soomaaliya. Wuxuuna u mahadceliyey Midowga Isgaarsiinta Adduunka (ITU) oo qabsoomidda aqoon-isweydaarsigan iyo khibrad farsamaba ka taageeray Hay’adda. Maareeyuhu wuxuu xusay in qaadashada IPv6 ay dalka u suuragelin doonto inuu la jaanqaado horumarka dhanka teknoolojiyadda iyo isbeddellada caalamiga ah, iyadoo islamarkaana uu wax weyn ka tari doono tayada iyo helitaanka adeegyada Internet-ka ee dalka oo dhan.

Madaxa ITU ee dalalka Carabta, Md. Caadil Darwiish, ayaa isna la hadlay kasoo qeybgalayaasha, isagoo iftiimiyey muhiimadda ay leedahay wadashaqeynta iyo isku-xirnaanta u dhaxeysa dhammaan dhinacyada ay khuseyso horumarinta istiraatijiyadda IPV6.

Aqoon-is-weydaarsigan oo uu hoggaaminayo Dr. Navaneethan Arjuman, oo ah khabiir ku takhasusay teknoolojiyadda IPv6, ayaa ugu dambeyntii waxaa ka soo bixi doona khariidad loogu talagalay in dalka loogu hirgeliyo IPv6, taasoo oo loo soo bandhigi doono dhinacyada ay khuseyso si wadatashi dheeraad ah looga

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Turki:Wasiirka Ganacsiga XFS oo ka qeyb-galay Bandhigga cunnooyinka caalamiga ah

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya  Mudane Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa magaalada Istaanbuul ee Turkiga kaga qeyb-galay xaflad…

Wararka
November 26, 2020

Maxkamadda CQS oo xukun dil ku riday Xubin Al=-shabaab ah

Muqdisho(SONNA)-Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qakabka Sida ayaa xukun dil ah ku riday Maxamed Cali Maxamed oo loo heysto dilka…

WararkaWargayska
March 12, 2020

Taliska Booliska Galmudug oo soo saaray Amaro ka dhan ah Hubka Sharci darada ah.

Muqdisho (SONNA)- Taliska Ciidanka Booliiska Galmudug ayaa amar ka soo baxay lagu mamnuucay in hub aan aheyn kan laamaha amniga…

Wararka
March 12, 2020

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyay laascanood

Muqdisho(SONNA):WasiirkaWasaaradda Gargaarka ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa xalay Magaalada laascanood kulan soo dhaweyn ah waxa uu igu sameeyay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta…

GudahaWararka
April 14, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023