Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxda Hir-shabeelle oo boogaadiyay go’aanka 2-da aqal ee ansixinta dastuurka dalka
    March 5, 2026
    Wanlaweyn oo u gudubtay wareega 2-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaanka
    March 5, 2026
    Xukuumadda oo ahmiyad siinaysa daryeela Agoonta
    March 4, 2026
    Wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka oo soo dhowaysay Ansixinta Baarlaamaanka ee dhamaystirka Dastuurka
    March 4, 2026
    Baarlamaanka JFS oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyey dhamatstirka Dastuurka dalka
    March 4, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Hay’adda duulista rayidka oo sheegtay in rabshadaha Muqdisho ka dhacay aysan saamayn hawlaha garoonka diyaaradaha
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Hay’adda duulista rayidka oo sheegtay in rabshadaha Muqdisho ka dhacay aysan saamayn hawlaha garoonka diyaaradaha
GudahaWararka

Hay’adda duulista rayidka oo sheegtay in rabshadaha Muqdisho ka dhacay aysan saamayn hawlaha garoonka diyaaradaha

By Aadan Sooyaal
Last updated: February 19, 2021
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Maareeyaha hay’adda duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in duulimaadyada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu hakad ku yimid.

Mudane Axmed Macalin Xasan oo Warbaahinta Qaranka kula hadlayay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in howlihii duulimaadyada ee garoonka Aadan Cadde uu yahay mid weli socda, isla markaana aysan jirin wax hakad ah oo ku yimid adeegyadii ka socday garoonka.

“Warbaahinta qaar ayaa warbixin been abuur ah ka gudbiyay howlaha garoonka, balse waxaa bulshada u caddeynayaa in shaqada garoonka uu si caadi ah u socdo oo aysan jirin wax hakad ah oo ku yimid howlihii duulimaad ee garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde” ayuu yiri mudane Axmed Macalin Xasan Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya.

Maareeyaha ayaa Warbaahinta qaar uga digay inay warar been ahuur ah ka faafiyaan howlaha hay’adda duulista Rayidka iyo shaqada ka socoto garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxda Hir-shabeelle oo boogaadiyay go’aanka 2-da aqal ee ansixinta dastuurka dalka

War saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Hirshabeelle ayaa si diirran loogu soo dhoweeyay, isla markaana…

March 5, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xildhibaan ka tirsanaa Hirshabeelle oo lagu dilay Tuulada Galooleey

Muqdisho-(SONNA)-Malleeshiyada Al-Shabaab ayaa goor-dhow ku dilay nawaaxiga degaanka Galoolleey ee Shabeellada dhexe Allaha u naxariistee, Maxamed Maxamuud Siyaad  oo  ka…

Wararka
July 5, 2020

Su’aalo Jeedinta Shirka Agaasimeyaasha Guud Ee Wasaaradaha & Waxyaabaha Looga Dooday Kulankoodii Maanta

Muqdisho (SONNA)-Mudada uu shirku socdo ayaa agaasimayaasha guud waxa ay ka hadlayaan qorshaha horumarinta qaranka (2020-2024), hiigsiga guud ee qaranka,…

Wararka
October 23, 2019

Midowga Afrika oo dhaleeceeyey damaca Ethiopia ee xeebaha Soomaaliya

Golaha amniga iyo nabadgalyada ee Midowga Afrika ayaa muujiyay sida ay lama taabtaan u tahay ilaalinta madaxbanaanida dhuleed iyo Bulsho…

GudahaWararka
January 17, 2024

Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad oo maanta la soo gabo gabeeyay

Muqdisho (SONNA)-Waxaa Maanta si habsami leh loo soo gaba gaboobeeyay Imtixaanka Fasalka 8-aad oo afratii maalin ee la soo dhaafay…

GudahaWararka
May 27, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023