Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Hay’adda Duulista Rayidka oo amar cusub dul dhigtay shirkadaha ka hawgal garoonka Aadan Cadde
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Hay’adda Duulista Rayidka oo amar cusub dul dhigtay shirkadaha ka hawgal garoonka Aadan Cadde
GudahaWararka

Hay’adda Duulista Rayidka oo amar cusub dul dhigtay shirkadaha ka hawgal garoonka Aadan Cadde

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 30, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA):- Bayaan ka soo baxay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa shirkadaha ka shaqeeyo la dul dhigay amar ku saabsan xilliga Rakaabka diyaaradaha lagu soo xareenaya Garoonka Aadan Cadde oo ay Hay’addu sheegtay in maalmihii la soo dhaafay ay dacwo ka timid.

Warka ka soo baxay Hay’adda ayaa lagu yiri, “Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) waxaa beryahan kusoo laalaabtay cabashooyin la xiriira rakaab ku daahay terminalka kaasoo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ay Hay’addu soo faragelisay ugu dambayna loo qaaday maagalooyinkii ay u kala safrayeen.”

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa soo saartay qodobada hoos ku xusan:-

  1. In aan rakaab lasoo xareey Karin waqti kabadan 3 saac kahor xiliga ay dayuudadoodu kici lahayd, sida ku cad warqadaga diyaarada lagu raaco(Boarding Pass).
  2. In laga bilaabi 01/12/2023 aanay rakaab soo xareey Karin shirkad aan haysan diyaaradi ay rakaabka ugu adeegi lahayd. Sidaas si lamid ahna aanan counter loo furi Karin shirkad aan haysan diyaarad ay ku qaado rakaab taaso ay u dhanyihiin dhamaan shuruucdii looga baahnaa badqabkeeda iyo duulimaadkeeda.
  3. Shikadii jebisa qodobada kor ku xusan waxaa lala tigsan doonaa sharciga waxayna wajahi doontaa ciqaab waafaqsan sharciga Duulista Rayidka Soomaaliyeed.

“Hay’adda Duulista Rayidka Soomaliyeed (HDRS) waxay shirkadaha diyaaradaha la garab taagantahay wixii tasiilaad ah ee u fududaynaya iany shaqadooda u gutaan si waafaqsan sharciga. Sido kale HDRS waxey mar walba u taagan tahay ilaalinta xuquuqda muwaadinka musaafirka ah,” ayaa lagu yiri bayaanka ka soo baxay Hay’adda.

May be an image of nuşte

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Faah faahin ayaa ka soo baxaysaQof naftii halige ah oo isku qarxiyay maqaayadda Luul-yemeni oo ku taala degmada Xamar-Jajab

Muqdisho(SONNA) Laba Qof ayaa ku dhintay hal qofna wuu ku dhaawacmay Qarax uu fuliyay nin naftii halige ah oo xirnaa…

GudahaWararkaWargayska
August 3, 2020

Madaxweyne Farmaajo oo Umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geerida Sheekh Nuur Baaruud

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Sheekh Nuur Baaruud Gurxan…

Wararka
February 17, 2021

Soomaaliya iyo Indonesiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka  Jamhuuriyadda Indonesia…

GudahaWararka
May 9, 2023

Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo kula la qaatay qaar kamid ah wasiiradda Gargaar ee Dowlad Goboleedyada

Muqdisho(SONN):-Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA waxa uu ku qaabilay  Qaar…

GudahaWararka
December 16, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023