Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha jannaale: Cadowga Khawaarijta waan dabar jaraynaa
    June 7, 2025
    Ciidanka daraawiishta Puntland oo burburiyey Talisyo khawaarijtu ku lahayd Togga Baallade
    June 6, 2025
    Guddoomiyaha aqalka sare iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay
    June 6, 2025
    In ka badan 40 horjooge iyo maleeshiyaad Khawaarij ah oo lagu dilay deegaanka Ceelhareeri ee G/Hiiraan
    June 6, 2025
    Macalin Mahdi “Qof kasta oo soo sheega xogta cadowga waxaan siin doonaa lacago  abaalmirin ah”
    June 6, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Israa’iil oo duqeymo ka geysatay koonfurta Lubnan
    June 6, 2025
    Xamaas oo muujisay in aysan ku qanacsaneyn qorshaha Maraykanka ee Gaza
    May 30, 2025
    Trump oo xannibay awoodda Jaamacadda Harvard ee diiwaangelinta ardayda caalamka
    May 23, 2025
    Shaqaale ka tirsan Safaaradda Israel oo Washington lagu dilay
    May 22, 2025
    Hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta oo ka socda Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe
    May 20, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    ‘Safarka Dalxiiska iyo Nabadda ee Halyeeyada’ (WARBIXIN)
    May 28, 2025
    ‘Macawisleyda gobolka Hiiraan oo muujiyey Dhabar adeeg iyo Geesinimo (WARBIXIN)
    May 24, 2025
    “Janno Aakhira iyo Jiritaan Xornimo u Jahaad gala”
    May 21, 2025
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
    Sahmintii Shidaalka oo heer gabagabo ah soo gaaray (WARBIXIN)
    May 6, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Hay’adaha amniga iyo golaha nabadda midowga Afrika oo uu shir uga furmay Muqdisho+Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Hay’adaha amniga iyo golaha nabadda midowga Afrika oo uu shir uga furmay Muqdisho+Sawirro
GudahaWararkaWargayska

Hay’adaha amniga iyo golaha nabadda midowga Afrika oo uu shir uga furmay Muqdisho+Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: August 18, 2021
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta uu shir uga furmay Madax ka socota Golaha Nabadda Midowga Afrika oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho iyo mas’uuliyiin ka tirsan  Hay’adaha Amniga ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Shirka ayaa waxaa goobjoog ka ah, Wasiirada Gaashaandhigga Xasan Xuseen Xaaji,Wasiirka  Cadaaladda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur, Saraakiil ka tirsan hay’adaha Amniga, Agaasimaha Maareynta Khilaafaadka Golaha Midowga Africa, Fiyoona Looran, Madaxa howlaha Nabadda Midowga Afrika, Taliyaha Ciidamada Booliska AMISOM iyo Madaxda Qeybta qorsheynta Howlaha ee Midowga Afrika.

Shirkaan oo socon doona mudo laba maalmood ah  ayaa waxaa diirada lagu saarayaa qiimeyn ay Madaxda Midowga Afrika ku sameeynayaan Hay’addaha amniga Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Sooomaaliya Xasan Xuseen Xaaji, ayaa shirka warbixin ka siiyay dib u dhiska ku socda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya iyo guulaha ay ka gaareen dagaaladii ugu dambeeyay oo ay la galeen maleeshiyada argagixisada Al-Shabaab.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Cabduqaadir Maxamed Nuur, ayaa dhankiisa Madaxda Golaha Nabadda Midowga Afrika la wadaagay horumarka laga gaaray arrimaha Cadaaladda iyo Garsoorka dalka  iyo waxa ay hiigsanayaan.

Maalinta Berito oo khamiis ah ayaa waxaa la filayaa in la soo geba gabeeyo shirka u dhaxeeyo Madaxda Golaha Nabadda Midowga Afrika & Hay’adaha Amniga dalka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Guddoomiyaha jannaale: Cadowga Khawaarijta waan dabar jaraynaa

Shabeellaha hoose(SONNA):-Ciidamada kala ah Xoogga dalka iyo Sirdoonka qaranka NISA ee ku sugan gobolka Shabeellaha…

June 7, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Kulan looga arrinsanayo xoojinta amniga gobalka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo “Sawirro”

Gaalkacyo-(SONNA)-Shir looga arrinsanayo xoojinta Amniga koofurta Gobalka Mudug ayaa maanta lagu qabtay Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Kulanka ayaa waxaa…

GudahaWararka
December 9, 2021

Wasiirka Gaashaandhigga oo maanta hortagaya golaha Shacabka

Muqdisho-(SONNA)-Xildhibaannada golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka Maanta…

Wararka
December 16, 2019

Ukrine:Blinken oo safar aan la shaacin ku tagay Kyiv

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, Anthony Blinken, ayaa booqasho aan horay loo sii shaacin ku tagay magaalada Kyiv, taasoo ah…

Caalamka
September 6, 2023

Ciidanka xoogga oo hawlgalo ka fuliyey deegaano ka tirsan Galgaduud

Galgaduud(SONNA):-Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ururada 242-aad iyo 243-aad, ayaa howlgal ballaaran ka sameeyay deegaannada Jilib Qoodhiley, Qori Madoobe,…

GudahaWararka
April 5, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023