Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Hantidhowrka Guud ee JFS oo Ka Qayb Galay Shirkii 21-aad Ee Golaha Maamulka AFROSAI-E Ee Seychelles
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Hantidhowrka Guud ee JFS oo Ka Qayb Galay Shirkii 21-aad Ee Golaha Maamulka AFROSAI-E Ee Seychelles
GudahaWararka

Hantidhowrka Guud ee JFS oo Ka Qayb Galay Shirkii 21-aad Ee Golaha Maamulka AFROSAI-E Ee Seychelles

By Abdulkadir
Last updated: May 25, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-๐‡๐š๐ง๐ญ๐ข๐๐ก๐จ๐ฐ๐ซ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐‰๐…๐’, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qeybgalay Shir-Madaxeedkii 21aad ee Ururka Hayโ€™adaha Hantidhawrka Sare ee Afrikada Ku Hadla Ingiriiska (๐€๐…๐‘๐Ž๐’๐€๐ˆ-๐„), kaas oo lagu qabtay Magaalada Mahรฉ ee Jasiiradda ๐’๐ž๐ฒ๐œ๐ก๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž๐ฌ, intii u dhaxaysay 19โ€“23 May 2025. Shirkan oo uu martigeliyey Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Seychelles ayaa xoogga saaray:

๐ƒ๐ข๐›-๐ฎ-๐ž๐ž๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ญ๐š๐ซ๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐ŸŽโ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’;

๐ƒ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ— ๐จ๐จ ๐๐ข๐ข๐ซ๐š๐๐๐š ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š ๐ค๐จ๐ซ-๐ฎ-๐ช๐š๐š๐๐ข๐๐๐š ๐ฌ๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š, ๐ฆ๐š๐๐š๐ฑ๐›๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ข๐๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ฒ๐š๐๐š ๐‡๐š๐ง๐ญ๐ข๐๐ก๐จ๐ฐ๐ซ๐ค๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐ ๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š;

โœ“ ๐“๐š๐š๐ ๐ž๐ž๐ซ๐ข๐๐๐š ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐š๐ก๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐ข๐ก๐ง๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š (๐€๐๐ˆ), ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ช๐š๐›๐ญ๐จ ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ž๐ž ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ฒ๐š๐๐š ๐‡๐š๐ง๐ญ๐ข๐๐ก๐จ๐ฐ๐ซ๐ค๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ข๐ฒ๐จ

โœ“ ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ฒ๐š๐๐š ๐‡๐š๐ง๐ญ๐ข๐๐ก๐จ๐ฐ๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐š๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐ฅ๐š ๐๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ฆ๐š ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ช๐ฆ๐š๐š๐ฌ๐ฎ๐ช๐š, ๐ฌ๐ข ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐š๐ซ๐๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ง๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐จ๐ -๐ฐ๐š๐๐š๐š๐ ๐ ๐ข๐๐๐š.

Sidoo kale, shirkan waxa uu xasuus gaar ah u ahaa dabaaldegga 20 sano guurada AFROSAI-E, iyada oo si qoto dheer looga wada hadlay sidii Xafiisyada Hantidhowrka Guud u noqon lahaayeen tiir-dhexaadka hufnaanta, isla xisaabtanka, iyo horumarrada waara.

Ka-qaybgalka joogtada ah ee Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ee shirarkan waa muujin dhab ah oo ka tarjumaysa dowrka sii xoogeysanaya ee uu XHGS ku leeyahay hormarinta isla-xisaabtanka maaliyadeed ee Qaaradda Afrika.

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Golaha Shacabka oo yeeshay kalfadhigoodii 15-aad

Muqdisho(SONNA):-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhigii 15-aad ee todobaadka, waxaana shir…

GudahaWararka
November 26, 2025

Madaxweyne Xasan oo bogaadiyay wax qabadka xukuumadda Dan-Qaran

Muqdisho-(SONNA)- Madaxweyanaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Bandhigga Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ayaa bogaadiyay guulaha lagu xaqiijiyay xoreynta…

GudahaWararka
March 22, 2023

Maxkamadda gobolka Banaadir oo markale Saakay u fariisaneyso Dhageysiga dacwad ka dhan ah nin gubay xaaskiisa

Muqdisho;-(SONNA):-Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisaneysa dhageysiga dacwad ciqaabeed uu eedeysane ka yahay Sayid Cali Macallim Daaโ€™uud oo…

GudahaWararka
February 26, 2024

Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay…

Wararka
March 2, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023