Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub ee EPL, Serie A, La Liga, Bundesliga iyo Ligue 1
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub ee EPL, Serie A, La Liga, Bundesliga iyo Ligue 1
CaalamkaCiyaaraha

Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub ee EPL, Serie A, La Liga, Bundesliga iyo Ligue 1

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 26, 2019
4 Min Read
Share

Yurub(SONNA)-Kulammo dhowr ah oo ka tirsan shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub ayaa maanta iyo caawa la ciyaari doonaa, iyadoo ay ku jiraan ciyaaro xiiso leh.

Waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa kulammada laga ciyaari doono maanta iyo caawa Shanta horyaal ee ugu weyn qaaradda Yurub ee kala ah; English Premier League, Italian Serie A, La Ligaha Spain, Bundesliga Jarmalka iyo Ligue 1 Faransiiska.

Aan ku horreyno horyaalka Premier League Ingiriiska, waxaa kulammada ugu waa weyn ka mid ah kuwa ciyaari doonaan kooxaha Chelsea iyo Manchester City.

Man City ayaa soo dhoweyn doonta 2:30 Duhurnimo maanta xilliga geeska afrika naadiga Aston Villa, iyadoo Sky Blues ay doonayso inay Villa ku dubato garoonkeeda Etihad, si ay cadaadiska ugu badiso kooxda ay ku hardamayaan hoggaanka horyaalka Premier League ee Liverpool.

Chelsea ayaa dhankeeda booqan doonta naadiga Burnley caawa 7:30 fiidnimo, waxaana Kooxda Sky Blue ay doonaysaa inay sii wadato guulaha xiriirka ah ee Premier League oo ay ku soo gaareyso meel ka baxsan garoonkeeda.

Dhinaca kale horyaalka La Ligaha Spain haddii aynu eegno waxaa caawa lagu waday in la ciyaaro kulanka El Clasico ee dhexmari lahaa kooxaha Barcelona iyo Real Madrid, balse waa uu baaqday kulankaas oo dib ayuu ugu dhacay bisha dambe ee December.

Horyaalka Serie A haddii aynu eegnana kooxda xafidanaysa horyaalka Talyaaniga ee Juventus ayaa booqan doonta naadiga Lecce 4:00 Galabnnimo, halka Inter Milan ay caawa 7:00 fiidnnimo soo dhoweynayso Parma.

Dhinaca kale waxaa la dheeli doona kulamo ka tirsan horyaalka Bundesliga waxaa kullamada ugu waa weyn dheeli doona kooxaha Bayern München iyo Borussia Dortmund.

FC Bayern München ayaa soo dhoweyn doonta FC Union Berlin, halka naadiga Borussia Dortmund ay booqan doonto kooxda Schalke 04.

Horyaalka Ligue 1 ee Faransiiska haddii aynu eegnana kulamo dhowr ah ayaa la ciyaarayaa waxaana laga xusi karaa Lyon oo qaabilaysa Metz iyo kooxda Lille oo soo dhoweyn doonta Bordeaux.

ENGLISH – PREMIER LEAGUE

2:30 Duhurnimo Manchester City vs Aston Villa

5:00 Galabnimo Brighton & Hove Albion vs Everton

5:00 Galabnimo Watford vs AFC Bournemouth

5:00 Galabnimo West Ham United vs Sheffield United

7:30 Fiidnimo Burnley vs Chelsea

SPAIN – LALIGA SANTANDER

Baaqatay: Barcelona vs Real Madrid

5:00 Galabnimo Leganes vs Mallorca

7:30 Fiidnimo Real Valladolid vs Eibar

10:00 Habeennimo Atletico Madrid vs Athletic Bilbao

ITALY – SERIE A

4:00 Galabnnimo Lecce vs Juventus

7:00 Fiidnimo Inter vs Parma

9:45 Habeennimo Genoa vs Brescia

GERMANY – BUNDESLIGA

4:30 Galabnimo FC Bayern München vs 1. FC Union Berlin

4:30 Galabnimo Schalke 04 vs Borussia Dortmund

4:30 Galabnimo Hertha BSC vs Hoffenheim

4:30 Galabnimo Freiburg vs RasenBallsport Leipzig

4:30 Galabnimo SC Paderborn 07 vs Fortuna Düsseldorf

7:30 Fiidnimo Bayer Leverkusen vs Werder Bremen

FRANCE – LIGUE 1

6:30 Maqribinnimo Lille vs Bordeaux

9:00 Habeennimo Montpellier vs Angers

9:00 Habeennimo Lyon vs Metz

9:00 Habeennimo Strasbourg vs Nice

9:00 Habeennimo Brest vs Dijon

9:00 Habeennimo Reims vs Nimes

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa isku diyaarinaya todobaadka soo socda inuu martigeliyo ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu si uu u…

Caalamka
July 4, 2025

Bannaanbaxyo looga horjeedo xukuumadda cusub oo ka dhacay Israa’iil

Kumanaan Israa’iiliyiin ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka ,iyafoo ka ashtakoonaya qorshaha  xukuumadda Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu oo la tilmaamay…

Caalamka
January 8, 2023

Myanmar :suxufi Maraykan ah  oo lagu xukumay 11 sano

Maxkamad ku taal dalka Mayanmaar ee ay maamulaan ciidamada ayaa xabsi gaaraya 11-sano oo xarig ah ku xukuntay suxufi u…

Caalamka
January 7, 2023

Shil Dooni oo ka dhacay dalka Bangladesh ayaa sababay dhimasho tiro badan.

26 qof ayaa ku dhimatay dooni ku qallibmantay wabiga Padma ee mara  gobolka Madaripur, oo 63 km u jirta caasimadda…

CaalamkaWararka
May 3, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023