Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini
    June 1, 2026
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka 5-aad ee kalfadhiga saddexaad ee golaha shacabka BJFS
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka 5-aad ee kalfadhiga saddexaad ee golaha shacabka BJFS
GudahaWararka

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka 5-aad ee kalfadhiga saddexaad ee golaha shacabka BJFS

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 14, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 5-aad ee ajandihiisu ahaa hadal jeedinta warbixinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka kulamadii aan caadiga aheyn ee Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka BJFS iyo akhrinta koowaad ee Hindise Sharciyeedka Howlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka.

Kulanka waxaa goob joog ahaa Guddoomiye ku-xigeenka  Koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, waxaana marka hore mooshin ku saabsan warbixin magalada Baraawe soo jeediyay 16 Xildhibaan, si loo qaboojiyo xiisada colaadeed ee ka tagaan Caasimadda maamulka Koonfur Galbeed. Waxaana uu Guddoomiye sheekh Aadan Madoobe sheegay in loo saari doono guddi warbixin kasoo diyaariya.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo hadal ka jeediyay fadhiga maanta ayuu kaga hadlay qodob muhiim ah oo ay ka mid yihiin in wax ka bedel lagu sameeyo dastuurka inta lagu guda jiro kalfadhigan 3-aad, waxaana uu sheegay in todobaadkan Gudigga Joogtada ay la shireen Ra’isul Wasaaraha XFS, iyagoo iska xog-wareystay wada-shaqeynta iyo sidii loo bilaabi lahaa kor joogteeynta iyo la xisaabtanka hay’adada dowladda, waxaana ay isla qaateen in Golaha Wasiiradda mid mid  loogu yeero lana bilaabi doono todobaadyada soo aaddan su’aalooyinna lagu weeydiin doono Golaha hortooda.

Dhanka kale fadhiga Golaha ayaa looga hadlay akhrinta koowaad ee Hindise Sharciyeedka Howlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda oo ay soo gudbisay Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa dood dheer ka yeeshay xaquuqda dadka ka tirsan shaqaalaha dowladda marka ay howlgabka noqdaan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxda Sacuudiga oo qoraal la xiriiray gubidda Qur’aanka u diray Denmark

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa   Diblomaasi Danmark ah u dhiibay qoraal lagu dalbanayo in la jooojiyo falalka foosha xun ee ka…

Gudaha
July 28, 2023

Safaaradda Soomaalida ee Turkiga oo maanta dib u soo celisay muwaadiniin ku xayirnaa dalkaasi

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ka soo ambabaxay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa saacadaha soo socda ku wajahan Magaalada Hargeysa,kuwaas oo…

Wararka
June 11, 2020

Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha

Kisamaayo(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha ka jira deegaannada Màamulka Jubbaland. Madaxweyne Axmed Madoobe…

GudahaWararka
November 19, 2023

Wasiir Cali Balcad :Shirweynahan waxaa looga hadlayaa sidii loo mideyn lahaa awooda Qurbajoogta Soomaaliyeed

Doha(SONNA):-Wasiiru dowlaha wasaaradda Arrimaha dibadda XFS Cali Balcad ayaa faah faahin ka bixiyay shirka Qurba-jooga Soomaaliyeed oo maanta Doha uu…

GudahaWararka
July 22, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023