Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    La kulan Hirarka Badda Baraawe iyo da’yar soo dabtay quudka maalintiisa
    May 12, 2026
    SoDMA oo gargaar raashin ah u qaybisay 2,000 oo qoys oo ku sugan Baardheere
    May 12, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika
    May 11, 2026
    Tirinta cododka Doorashooyinka K/Galbeed oo la soo geba-gebeeyay
    May 11, 2026
    Wasiirka Arimaha Dibadda oo Nairobi uga qaybgalay shir madaxeedka Africa Forward
    May 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Guddoomiye Sacdiyo Yaasiin oo soo xirtay shirka latashiga hay’adaha dowladaha xubinaha ka ah DFS
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Guddoomiye Sacdiyo Yaasiin oo soo xirtay shirka latashiga hay’adaha dowladaha xubinaha ka ah DFS
GudahaWararka

Guddoomiye Sacdiyo Yaasiin oo soo xirtay shirka latashiga hay’adaha dowladaha xubinaha ka ah DFS

By Aadan Sooyaal
Last updated: February 29, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA):- Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar  ayaa maanta soo xirtay Shirka latashiga hay’adaha dowladaha xubinaha ka ah DFS iyo Maamulada kale ee soojeedinta waxkabadalka Cutubyada 1aad ilaa 4aad ee Dastuurka.

Shirkaan oo muddo saddax maalin ah ka socday Magaalada Muqdisho ayaa guddiga madaxa banaan ee dib u eegista Iyo hir gelinta dastuurka Iyo Sidoo kale guddiga la socodka dib u eegista dastuurka, waxaa soo agaasimay Guddiga Madaxabanaan ee dib u eegista Iyo hir-gelinta Dastuurka, Guddiga la socodka dib u eegista Dastuurka iyo Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka.

Waxana ka qeybgalayey Wasiiro Xildhibaano iyo sanatero,xubnaha Guddiga Madaxa-banaan ee dib u eegista Iyo hir gelinta dastuurka Iyo Guddiga la socodka dib u eegista Dastuurka, labada aqal Wasarada Caadaladda iyo Dastuurka ,wakiilo ka socday Golayaasha wakiilada ee Dowlad Goboleedyada Dalka Iyo Sidoo kale khubaro ku xildheer arrimaha Dastuurka.

Gudoomiyayasha baarlamaanka Maamul Gobaleedyada Dalka ayaa ugu horen kahadlay shirkaan iyagoo sheegay in muhiim ay tahay in ladhameystiro Dastuurka ayna taageersanyahiin wax kabadalkiisa si loogu baxo Dastuur qabyo ah.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadalada Muumina Sheekh Cumar ayaa kahadashay gabagabada shirkaan iyadoo kadigtay in  dastuurka aan la siyaasadeeynin danshaqsiyadeedna loo fiirinin.

Ugu danbeyn waxaa shirka soo xirtay Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha shacabka Marwo sacdiyo yasiin Xaji samatar iyadoona kuboorisay dhamaan ka soo qeebgalayaasha iyo madaxda kala duwan ee ku sugnaa shirka in si cadaalad ah ay ugarab istaagaan dhameeystirka iyo waxkabadalka Dastuurka Dalka labada Guddi ee hadda gacanta ku haayana looga baahanyahay in si daah furan ay ugu shaqeyaan maadaama Shacabka soomaaliyeed ay nasugayaan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

La kulan Hirarka Badda Baraawe iyo da’yar soo dabtay quudka maalintiisa

Xeebta magaalada Barawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa subaxnimadii maanta noqotay mid ku kulmisay nolol…

May 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maxkamadda gobolka Banaadir oo Muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay dhul si sharci darro ah looga heystay

Muqdisho (SONNA):- Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Qaasim Faarax ku wareejiyay dhulkiisa oo si sharci…

GudahaWararka
October 30, 2023

Maxkamadda Ciidamada ee Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay 14 nin oo ka tirsanaa Khawaarijta

Muqdisho (SONNA) Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Puntalnd ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay 14 nin oo…

GudahaWararka
April 8, 2023

Mas’uuliyiinta sar sare ee dowladda iyo bulshada caasimadda oo dhigay dibad bax lagu xusayo qaraxii 29-October

Muqdisho(SONNA):-Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay dibad-baxa ballaaran oo lagu xusayo Qaraxii bahalnimada ahaa ee 29-October 2022-khawaarijta ay ka geysatay…

GudahaWararka
October 29, 2023

Madaxweyne Erdogan oo sheegay in la xakameyn doono Baraha bulshada ay ku xiriirto ee dalka Turkiga

Muqdisho:(SONNA)-Madaxweynaha Turkiga ayaa wacad ku maray in uu xakameyn doono baraha bulshada ka dib markii aflagaado loo geystay gabadhiisa iyo…

Wararka
July 2, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023