Guddoomiye Cumar Filish oo ka qeyb galay kulan ku saabsanaa wacyigelinta Coronaha+Sawirro

La wadaag cid kale

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta shir Gudoomiyay kulan looga hadlayay dardar gelinta Wacyi galinta Coved 19 si looga Wacyi galiyo Bulshada kunool Caasimadda Muqdisho Cudurka Safmarenka ah.

Kulanka ayaa Waxaa goob-joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeennada Maamulka Gobolka Banaadir.

La wadaag cid kale