Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Guddoomiye Cawad oo kormeerey Garoonka ciyaaraha Muqdisho
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Guddoomiye Cawad oo kormeerey Garoonka ciyaaraha Muqdisho
Wararka

Guddoomiye Cawad oo kormeerey Garoonka ciyaaraha Muqdisho

By Aadan Sooyaal
Last updated: March 13, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane ; Mahad Cabdalla Cawad oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Guddiga arrimaha bulshada ee Golaha Shacabka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ayaa maanta kormeer ku tagay Tuuladda Cayaaraha ee Stadium Muqdisho oo ay dib u dayactir iyo qurxin ku socoto, haatann maraya heer gabo-gabo ah.

Guddoomiyaha ayaa kormeeray dhamaan qeybaha uu garoonkan ka koobantahay sida qeybta kubada cagta oo qeybo ka mid ah roogii la fidiyay, tarabuunka ama qeybta loogu talo galay taageerayaasha iyo Madaxda daawashada cayaaraha dhacaya kasoo qeyb galeysa iyo qeybaha kale ee garoonka sida qolalka labiska cayaartoyda iyo hool loogu talo galay in ay shirarku ka dhacaan.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka iyo madaxdii kale ee la socotay uga warbixiyay marxalidihii uu dib u dhiska garoonkan soo maray iyo qeybaha uu ka koobantahay.

Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Bulshada ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cali Jowhar ayaa guul u soo wada hooyatay Ummadda Soomaaliyeed ku tilmaamay in dib loo soo nooleeyo garoonka cayaaraha ee Stadium Muqdisho.

Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in diyaarinta meelaha is dhexgalka bulshada muhiimka u ah sida garoonkan oo kale ay qeyb ka tahay horumarada uu Dalka gaarayo ,Sidoo kalena uu dalkeena Hada horumaro Badan ka gaaray cayaaraha kala duwan sida kubada Cagta.

“Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye, Agaasimaha Guud Isaaq Xaashi, Maamulka iyo Lataliyeyaasha Wasaaradda dhamaantiin naga guddooma mahadnaq iyo boogaadin. Waxaan soo aragnay horumar iyo rajo aan la qiyaasi karin. Insha Allah 1da Luulyo 2020 waxaanu ku damaashaadi doonaa Stadium Muqdisho” ayuu yiri Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Midawga Culimada Islaamka oo cambaareeyey xiriirka Baxrayn iyo Israel

Doha (SONNA)- Midowga Caalamiga ah ee Culimada Muslimiinta ayaa si rasmi u muujiyay dareenkiisa ku aaddan heshiiska Dowladda Baxrayn ay…

CaalamkaWararka
September 14, 2020

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 w𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀e 𝗼𝗼 𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻 𝗹𝗮 𝗾𝗮𝗮𝘁𝗮𝘆 𝗝𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗲𝗲 𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗧𝗮𝗻𝘇𝗮𝗻i𝗮 +Sawirro

Daarasalaam (SONNA): Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo magaalada Daarasalaam ee dalka Tanzania kaga qayb…

GudahaWararka
July 25, 2023

Kalfadhiga saddexaad ee labada Gole ee Baarlamaanka JFS oo maanta lagu wado in uu furmo

Muqdisho(SONNA):-Waxaa maanta lagu wadaa in uu furmo kalfadhiga saddexaad ee labada gole Baarlamaanka Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya kaa oo uu furi…

Wararka
May 29, 2023

Shirki Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo war-murtiyeed laga soo saaray

Muqdisho:(SONNA)-Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ah Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle…

Wararka
July 13, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023