Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dadweynaha oo maanta oo Jimco ah fursad loo siiyay qaadashada kaarka codbixinta
    December 19, 2025
    Wasiirka Caafimaadka XFS oo booqday bukaanno loo qorsheeyay in loo qaado Masar
    December 19, 2025
    Ciidanka Boliiska oo isu diyaariyay Xuska 82-aad ee ka soo wareegatay aas aaska Ciidanka
    December 19, 2025
    Wasiirka Ganacsiga XFS oo ka qayb galay xuska 65-aad ee Xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha
    December 19, 2025
    Saraakiil ka tirsan dowladda oo guddoomay abaalmarin loogu talagalay shaqo wanaagga
    December 19, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Guddoomiyaha Midowga Culimada Muslimiinta Caalamka oo Muqdisho soo gaaray
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Guddoomiyaha Midowga Culimada Muslimiinta Caalamka oo Muqdisho soo gaaray
GudahaWararka

Guddoomiyaha Midowga Culimada Muslimiinta Caalamka oo Muqdisho soo gaaray

By Abdulkadir
Last updated: February 5, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Gudoomiyahaย  ururuka Culimada Muslimiinta, Sheekh Cali Muxyidiin Al-Qaradaaghi, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho, waxa uuna kulummo la qaadanayaa, masuuliyiinta iyo Culima udiinka.

Sheekh Cali Muxuyidiin Al-Qara Dhaagi ayaa lagu wadaa in uu bixiyo doodย  cilmiyeed oo gaar ah oo ku saabsan fiqiga: macaamilka maaliyadeed ee casriga ah, waxaana soo qabanqaabisay xarunta cilmi baarista iyo daraasaadka ee Maqaasid Soomaaliyeed.

Sheekh Cali Muxyidiin Al-Qaradaghi ayaa bishii Janaayo ee sanadkan cusub ee 2024-ka loo doortay guddoomiyaha ururka culimada muslimiinta , iyadoo cod aqlabiyad ah lagu doortay kalfadhigii lixaad ee ka dhacay caasimadda Qatar ee Dooxa.

Sheekhu wuxuu booqday Muqdisho 2023.

Sheekh Cali Muxyidiin Al-qara Dhaghi waxa uu ku dhashay degmada Qara-dag ee gobolka Sulaymaaniya ee gobolka Kurdistaan โ€‹โ€‹ee dalka Ciraaq, waxa uu shahaado jaamacadeed ku qaatay magaalada Baqdaad sanadkii 1975-kii.

Sidoo kale waxa uu shahaadada labaad ee Master-ka ka qaatay kuliyadda Shareecada iyo Qaanuunka ee Jaamacadda Al-Azhar sannadkii 1980-kii, waxa uu sidoo kale 1985-kii ka qaatay shahaadada PHD ee Shareecada iyo Qaanuunka ee dhinaca qandaraasyada iyo macaamilka dhaqaalaha Jaamacadda Al-Azhar 1985-kii.

Dr. Ali Al-Qaradaghi waxa uu ahaa Xoghaye Guud ee Ururka Midowga ilaa 2010. Waxa uu sidoo kale ahaa Guddoomiyaha Golaha Sare ee La-talinta ee Isku-soo-dhowaynta Qaybaha Ururka Iskaashiga Islaamka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Dadweynaha oo maanta oo Jimco ah fursad loo siiyay qaadashada kaarka codbixinta

Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha ย fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo…

December 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Kooxda Real Madrid oo u dhaqaaqeysa daafac ka tirsan Paris Saint-Germainโ€ฆ (Meeqa milyan oo gini ayay ku doonaysaa?)

Madrid (SONNA)- Macallinka kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa la soo warinayaa inuu doonayo inuu u dhaqaaqo soo xero…

CaalamkaCiyaaraha
October 17, 2019

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo Cambaareysay Fal-dembiyeedyada Kufsiga

Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay fal dambiyeedka kufsiga oo dhawaanahaan ku soo badanayey…

Wararka
April 21, 2020

Khawaariijtu waa shufto aan shaqo ku lahayn Diinta

Muqdisho(SONNA):-Kooxda Maleeshiyaadka Khawaarijta oo ah Urur Maafiya ah oo aan wax shaqo ah ku lahayn Diinta Islaamka oo aan caqiido…

MaqaalladaWararka
February 20, 2023

Cabdisalaan Cabdiraxmaan oo ka mid ahaa seddexdii Nin ee loo xukumay Kiiskii Caaโ€™isha Ilyaas oo la sii daayay

Boosaaso(SONNA)--Wararka naga soo gaarayo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in la siidaayey Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame,…

Wararka
February 20, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023