Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Guddoomiyaha SoDMA oo dalka Kuwait kaga qeyb-galay shirka madal-goboleedka Carabta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Guddoomiyaha SoDMA oo dalka Kuwait kaga qeyb-galay shirka madal-goboleedka Carabta
GudahaWararka

Guddoomiyaha SoDMA oo dalka Kuwait kaga qeyb-galay shirka madal-goboleedka Carabta

By Aadan Sooyaal
Last updated: February 12, 2025
2 Min Read
Share

Kuwait city-(SONNA)-Guddoomiyaha hayโ€™adda maareynta musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo hoggaaminaya waftiga dowladda Soomaaliya ee dalka Kuwait kaga qeyb-galay meertada 6-aad ee shirka madal-goboleedka Carabta ee yareynta khataraha musiibooyinka (Arab Regional Platform for Disaster Risk Reduction) ayaa madasha ka jeediyay khudbadda iyo farriinta Soomaaliya ee shirka ku aaddan.

Guddoomiyaha ayaa khudbaddiisa ku faahfaahiyay xaaladaha yareynta khataraha musiibooyinka ee Soomaaliya iyo caqabadaha u baahan in wax laga qabto si loo xaqiijiyo tiirarka heshiiska Sendai Framework 2015-2030.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale la wadaagay ka qeyb-galayaasha waayo-aragnimada Soomaaliya ee la tacaalidda musiibooyinka iyo dadaallada socda ee lagu xoojinayo adkeysiga bulshada Soomaaliyeed.

Guddoomiye ku xigeenka Hayโ€™adda SoDMA, Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa dhankiisa guddoomiyay shir doceed looga hadlay heerka ay dalalka Carabtu ka marayaan fulinta axdiga Sendai Framework for DRR 2015-2030.

Shirkan ayaa lagu soo bandhigay waxqabadka dalalka Carabta ee ku aaddan fulinta heshiiska iyo yaraynta khataraha masaaโ€™ibta.

Sidoo kale, Agaasimaha waaxda yaraynta khataraha musiibooyinka ee SoDMA, Khadar Sh. Maxamed ayaa ka qeyb galay doodo lagu falanqaynayay arrimaha khasaaraha iyo waxyeellada ay sababaan isbeddalka cimillada.

Madaxa Genderka ee hayโ€™adda SoDMA, Xaliima Yuusuf Sheekh Xasan ayaa fadhi looga doodayay u adkaysiga aafooyinka ku soo bandhigtay warbixin ku saabsan sidii loo dhisi lahaa adkaysiga bulshada u nugul musiibooyinka sida dumarka, caruurta iyo dadka daโ€™da ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo muqdisho ku yeeshay kulan muhiim ah

Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay kulanka sanadlaha ah ee Guddiga Sare ee Hogaaminta Wadajirka…

GudahaWararka
July 16, 2025

Ururka Caafimaadka Adduunka oo ku baaqay in laga fogaado khaladaadkii hore ee tallaalka COVID-19

Agaasimaha Guud ee Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa Jimcihii ย ku baaqay in aan lagu celin khaladaadkii hore ee ย tallaalka anti-Covid-19 ee…

WararkaWargayska
January 30, 2021

Wasiir Dubbe: Bilaawga bisha soo socota ayaa lagu dhawaaqi doonaa Guddiga doorashooyinka dalka.

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee xukumadda federaalka Soomaaliya Cismaan abuukar Duube oo maanta marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka…

Wararka
October 30, 2020

Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo baaqa nabadda u diray dagaalka Saaxo Maygaag.

SONNA (GAROWE)-Madaxwayne ku xigeenka Puntland Ahmed Cismaan Cilmi Karash oo ay dhinacyada ka taagan yihiin Xubno ka mid ah Golihiisa…

GudahaWararka
January 2, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023