Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
    Taliyaha Booliiska oo shirguddoomiyey shirka hoggaanada Booliiska
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo Geneva kula kulmay madaxda hay’ado caalami ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo Geneva kula kulmay madaxda hay’ado caalami ah
GudahaWararka

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo Geneva kula kulmay madaxda hay’ado caalami ah

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: June 9, 2025
2 Min Read
Share

Geneva (SONNA): Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay qeyb ka ahaayeen madaxda Soomaaliya ku matalaysay shirweynaha heerka caalami ah ee yareynta khataraha musiibooyinka, kal-fadhigiisii siddeedaad ee waddamada Carabta ayaa ka qeybgalay falanqeyn lagu lafa-gurayay arrimaha yareynta khataraha musiibooyinka, shirkan oo maalmahan ka socday magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

Guddoomiyuhu waxa uu halkaas kulan doceedyo la qaatay wufuud kala duwan oo ka socday hayโ€™adaha hoos ku xusan:

1. Ku xigeenka madaxa Bangiga Adduunka, ahna madaxa xafiiska bangiga u qaabilsan dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha

2. Madaxa Sanduuqa Magdhawga Khasaaraha ay Musiibooyinku Geystaan (FRLD).

3. Madaxa Xarunta Caalamiga ah ee Ka Hortagga Musiibooyinka (Anticipation Hub).

4. Madaxa CADRI, iyo sidoo kale madax ka tirsan UNDP, IOM, FAO, iyo masโ€™uuliyiin kale oo heer caalami ah.

Masuuliyiinta hayโ€™adahaas iyo wafdiga Soomaaliya waxay kulamadooda gaar-gaar ah diiradda ku saareen sidii loo horumarin lahaa xiriirkooda iskaashi iyo wax wada qabsi, iyo sidoo kale sidii Soomaaliya gacan uga geysan lahayd dadaallada heer caalami ee lagu yareynayo khataraha musiibooyinka.

Masโ€™uuliyiintaasi waxay si weyn u amaaneen doorka firfircoon ee ay Xukuumadda Soomaaliya โ€“ gaar ahaan hayโ€™adda SoDMA โ€“ ka qaadatay dadaallada caalamiga ah ee lagu horumarinayo awoodaha dowliga ah ee lagula tacaalayo khataraha musiibooyinka soo noqnoqda.

Guddoomiyaha hayโ€™adda SoDMA ayaa carrabka ku adkeeyay sida ay lagama-maarmaan u tahay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya dardar-geliso fulinta Istraatiijiyaddeeda Qaran ee Yareynta Khataraha Musiibooyinka. Masโ€™uuliyiinta caalamiga ah ayaa dhankooda ballanqaaday inay SoDMA ka gacan siin doonaan hirgelinta qorshahaas.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo kormeer ku tagay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose

Kismaayo (SONNA):- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur-galayo xaaladda binu aadantinimo…

GudahaWararka
November 30, 2023

Golaha Shacabka oo soo buuxiyey xubin ka banaanatay guddiga dib u eegista Dastururka

Muqdisho(SONNA):-Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa u codeeyay Xildhibaan Qaasim Cabdikariin inuu buuxiyo xubintii ka banaaneyd guddiga…

GudahaWararka
August 31, 2024

Dhageyso: Dowladda Soomaaliya oo hambalyo iyo bogaadin u dirtay xidigaha Xulka Qaranka Dalkeena

Muqdisho (SONNA) - Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay…

CiyaarahaWararka
December 13, 2019

Amisom oo deeq caafimaad gaarsiisay Magaalada Baladweyne

Baladweyne-(SONNA)- Ciidamada Dalalka Jabuuti iyo Itoobiya oo qaybta ka ah howl-galka midowga Afrika ee AMISOM ayaa deeq dawo ah gaarsiiyay…

WararkaWargayska
July 25, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023