Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaaladda Baraawe ee gobolka Shabeelle hoose, iyadoo halkaasi uu ku soo dhoweeyay madaxweynaha dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen).
Guddoomiyaha iyo Madaxweynaha Koofur galbeedย ayaa kulamo la qaadanaya Maamulka, saraakiisha ciidanka iyo Bulshada Reer Baraawe.