Muqdisho (SONNA)-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray qaar kamid ah waddooyinka Caasimadda oo ay dowladda hoose ee Xamar ka fulisay howlo dib loogu soo celinayay bilicda magaaladda.
Xilliyada Roobabka daโaan ayaa waxaa magaalada fariista biyo iyo qashin, iyaddoo dowlada hoose ee Xamar ay tahay mid u taagan gudashada waajibaadka ka saaran Shacabka iyo Bilicda Caasimadda .