Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul
    June 1, 2026
    Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ka Qeyb Galay Munaasabad Uu Xilka Kula Wareegayay Guddoomiyaha Cusub Ee Dharkeenleey “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ka Qeyb Galay Munaasabad Uu Xilka Kula Wareegayay Guddoomiyaha Cusub Ee Dharkeenleey “SAWIRRO”
Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ka Qeyb Galay Munaasabad Uu Xilka Kula Wareegayay Guddoomiyaha Cusub Ee Dharkeenleey “SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 3, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Golaha Shacabka iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula waregayay Guddoomiyaha cusub ee Degmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir Mudane Guhaad Sheekh Xasan.

Munaasabadda waxaa ka soo qeyb galay qeybaha bulshada iyo maamulka Degmada.

Qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka hadlay madasha ayaa sheegay in Guddoomiye Guhaad uu wax badan ka qabtay intii uu joogay Degmada Xamar Jajab, waxaana ay ku booriyeen in uu howlkarnimo dheeraad ah la yimaado.

Guddoomiyihii hore ee Degmada Dharkeenleey Abuukar Axmed Caddow ayaa uga mahadceliyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir muddadii ay wada shaqeynayeen iyo maamulka Degmada intuba, isagoo shacabka iyo maamulkaba ka codsaday inay la shaqeeyaan Guddoomiyaha cusub, isla markaana uu wax badan ka qabtay degmada inta uu joogay.

Guddoomiyaha cusub ee Degmada Dharkeenleey Guhaad Sheekh Xasan ayaa balan qaaday dhankiisa in uu sii labo jibaarayo howlihii uu qabtay guddoomiyihii isaga ka horeeyay, waxaana uu intaa ku daray in bulshada uu ugu adeegi doono si cadaalad ah, isagoo u mahadceliyay Guddoomiyihii hore ee degmada Abuukar Axmed Caddow.

“Saddex arrin ayaan rabaa inaan ka shaqeeyo oo ay ka mid tahay isdhexgalka bulshada, adeegyada aas aasiga ah ee ay bulshada u baahanyihiin iyo arrimo kale” ayuu yiri Guddoomiyaha Degmada Dharkeynley.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa bulshada Degmada Dharkeenleey ku sifeeyay kuwa Nabadda jecel, waxaana uu ka codsaday inay garab istaag u miuujiyaan guddoomiyaha cusub.

“Degmada Dharkeeynleey bulshada ku nool waa kuwa Nabadda jecel, waxaan leeyahay reer dharkeeynley waxaan leeyahay isku tashada sidii hore ee aad sameyn jirteen, waxaad heysataan Guddoomiye dhallinyaro ah oo aan ku cusbeyn shaqada, waxaana rabaa in aad garab istaagtaan, waana hubaa in uu la imaan doono howlkarnimo, anaguna kan maamul ahaan waan ku kormeereen shaqadiisa si uu dhiiri gelin uga helo” ayuu yiri Guddoomiye Cumar Filish.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga

Muqdisho,(SONNA):- Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), oo kaashanaysa Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta iyo Akademiyada Goboleedka…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray dhismaha waddada isku xirta…

GudahaWararka
July 29, 2021

Shirweynaha cilmibaarista caafimaadka guud ee Qaranka oo ka furmay Garowe+Sawirro

Muqdisho.(SONNA):- Magaalada Garowe maanta waxaa ka furmay Shirwaynaha koowaad ee Cilmibaarista Caafimaadka Guud ee Qaranka, kaas oo ay soo qaban…

GudahaWararka
January 30, 2022

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Talyaaniga

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas Odaw Yusuf Rage, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Talyaaniga, General…

GudahaWararka
May 30, 2025

‘Itoobiya meeshay wax ku waddo ma aha waddo tagto meel nabad ah’ (WARBIXIN)

Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa waayahaan waxaa dhex yaallay xurguf ka dhex dhalatay kadib markii Itoobiya iyo Maamulka Soomaaliland ay bishii…

GudahaMaqaallada
July 8, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023