Muqdisho (SONNA)- Guddoomiyaha aqalka sare oo soo jeediyay in shuruucda golaha shacabka ansixiyey la soo marsiiyo aqalka sare sida uu qabo dastuurka,kaddib warsaxaafadeedย kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha golaha aqalka sare ee dalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi.