Muqdisho(SONNA):-Xubnaha Guddiga saaxiibtinimada Labada Aqal ee Baarlamaanka jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Maojlis Shuurada Qatar, ayaa maanta iska dhex doortay guddoonka guddigaas ee dhinaca Soomaaliya.
Doorashada oo ahayd hab gacan taag ahย kana dhacday ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ ayay ku doorteen xubnahan kala ah.
Guddoomiye: Xildhibaan Cabdullaahi Faarax Mire
Guddoomiye ku xigeen: Senator Axmed Maxamed Saciid (Irbad)
Xoghaye: Senator Ayaan Aadan Cabdullaahi
Xubnaha la doortay ayaa ballan qaaday in ay ku dadaali doonaan sii xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada Baarlamaanย iyo shacabka walaalaha ah ee Labada dal.