Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Guddiga isku-xirka hirgelinta siyaasadda qaran ee Teknolojiyada oo hawl-billaabay xilli baahi weyn loo qabo
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Guddiga isku-xirka hirgelinta siyaasadda qaran ee Teknolojiyada oo hawl-billaabay xilli baahi weyn loo qabo
Wararka

Guddiga isku-xirka hirgelinta siyaasadda qaran ee Teknolojiyada oo hawl-billaabay xilli baahi weyn loo qabo

By Aadan Sooyaal
Last updated: April 25, 2020
2 Min Read
Share
Muqdisho,(SONNA) -Guddiga Isku-xirka Qaran ee Hirgelinta Siyaasadda Qaran ee Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa yeeshay kulankoodii ugu horreeyay, iyagoo ka wada hadlay sidii ay hawlahooda u billaabi lahaayeen, iyadoo laga faa’iideysanayo farsamada casriga ah.

Guddigan ayaa ka kooban wakiillo ka socda wasaaradaha Boostada & Isgaarsiinta (Guddoonka), Qorsheynta, Maaliyadda, Arrimaha Gudaha, Warfaafinta, Bankiga Dhexe, Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, iyo Xafiiska Ra’iisul-wasaaraha. Hase yeeshee, waxaa qorshaha ku jira in la qabto kulamo kuwan ka ballaaran oo ay ka soo qeyb galayaan dhammaan daneeyeyaasha kala duwan ee ay Siyaasaddani saameynta ku leedahay.

Mas’uuliyiinta Wasaaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada (WBIT) oo ugu horreyntii ka hadlay kulanka oo ku dhacay qaab online ah ayaa xubnaha Guddiga u dul-maray ujeeddooyinka Siyaasaddan Qaran iyo qorshaha loo dajiyay sidii loo fulin lahaa. Wasaaradda ayaa sidoo kale soo bandhigtay waajibaadka shaqo ee Guddiga, taas oo ay xubnaha si buuxda u ansixiyeen.

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, oo kulankaas uga qeyb galay qaabka fogaan-aragga, ayaa kula dardaarmay xubnaha Guddiga inay xil weyn iska saaraan sidii siyaasaddan loo fulin lahaa maadaama ay ahmiyad weyn u leedahay dalka, iyadoo soo koobeysa sida teknolojiyada loogu adeegsan karo qeybaha kala duwan ee nolosha.

“Mid ka mid ah casharrada ugu waaweyn ee Coronavirus uu na baray waa inaan teknolojiyada u isticmaalno qeybo badan oo nolosha ka mid ah sida kulamada, waxbarashada, taasna way sii socon doontaa xitaa haddii COVID-19 uu na dhaafo,” ayuu yiri wasiirka oo intaasi ku daray in waxyaabaha siyaasaddan ku xusani ay maanta ka muhiimsan yihiin maalintii la qorayay.

Fulinta siyaasaddan ayaa ku soo aadeysa xilli baahi weyn loo qabo in teknolojiyada loo adeegsado qeybaha kala duwan ee nolosha, gaar ahaan qeybaha ay siyaasaddani qorshaha u dajisay ee kala ah: ganacsiga, waxbarashada, caafimaadka, beeraha, kobcinta xirafadaha, iyo adeegyada dawladda

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Amniga Jubbaland oo kormeeray xerooyinka ciidamada xoogga ee degmada Afmadow

Kismaayo-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Amniga Jubbaland, Yuusuf Xuseen Cusmaan (Dhuumaal) oo uu weheliyo taliyaha qaybta 43aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa maanta…

GudahaWararka
February 8, 2023

Guddoonka Baarlamaanka Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyay geerida Abwaan Sooraan

Muqdiso (SONNA)-Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey ahna Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka…

GudahaWararka
May 26, 2021

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya oo kulan la yeeshay Safiirka Imaaraadka Carabta

Muqdisho,(SONNA):-Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan looga hadlayay taageerada arrimaha xasilnta, u-diyaar garowga Duufaanta…

GudahaWararka
September 21, 2023

Ingiriiska oo heshiis la galay Turkiga si wax looga qabto tahriibka

Boqortooyada Midowday (UK) ayaa ku dhawaaqday heshiis ay la gashay Turkiga si kor loogu qaado iskaashiga la xiriira wax ka…

Caalamka
August 9, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023