Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada BJFS oo kulan la yeeshay Madaxda wasaaradda Waxbarashada XFS
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada BJFS oo kulan la yeeshay Madaxda wasaaradda Waxbarashada XFS
GudahaWararkaWaxbarashada

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada BJFS oo kulan la yeeshay Madaxda wasaaradda Waxbarashada XFS

By Bile
Last updated: January 31, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Guddiga Arrimaha Bulshada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan is xog wareysi ah la yeeshay madaxda wasaaradda waxbarashadda, Hiddaha iyo tacliinta Sare XFS oo ugu horreeyo wasiirka waxbarashadda mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir.

Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Bulshada Golaha Shacabka BJFS Xil. Nadra Saalax Cabdi ayaa shir guddoomineysay kulanka, waxaana madaxda wasaaradda waxbarashadda looga dhageystay kulanka Qorshe-howleedka guud ee wasaaradda Waxbarashadda.

Kulanka inta uu socday ayaa diiradda lagu saaray Qorsh-howleedka guud ee Wasaaradda, Shuruucda Hortebinta u leh ee u qorsheysan inay Wasaaradda horkeento Baarlamaanka, Xaaladaha guud ee waxbarashada Dalka iyo Deeqaha Waxbarashada iyo Dalalka ay nooga imaadaan.

Wasiirka wasaaradda waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdiqaadir oo ay wehliyaan wasiiru dowlaha iyo wasiirka ku xigeenka Wasaaradda ayaa uga warramay Guddiga xaaladda waxbarashada dalka, horumarada wasaaradda ay ku tallaabsanayso iyo hawlaha socda oo ay ka mid yihiin tababaridda iyo shaqaaleysiinta macalimiin gaaraya 3,000 oo ka qeybqaadan doono baahinta waxbarashada aasaasiga ah oo laga hirgelin doono dalka oo idil. Sidoo kale waxa ay wasaaraddu ka warbixisay deeqaha waxbarasho iyo hannaanka lagu bixin doono.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Guddiga Xil. Nadra Saalax Cabdi ayaa u mahadcelisay Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda oo ka jawaabay dhammaan su’aalihii guddigu weydiiyay, waxaana la isla meeldhigay hirgelinta dhammaan waxyaabihi shirka looga hadlay kulamka.

 

TAGGED:Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada BJFS oo kulan la yeeshay Madaxda wasaaradda Waxbarashada XFS
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Degmada Dayniile oo saaka laga bilaabay diiwaangelinta doorashooyinka

Muqdisho(SONNA):-Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir waxaa saakay ka bilowday is diiwaangelinta codbixiyaasha ,kuwaas oo la qorsheeyay in ay qeyb ka…

GudahaWararka
May 7, 2025

Doomo Kalluumeysi oo loogu deeqay Kalluumeysatada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA) - Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabishan cunnada iyo beeraha (FAO), ayaa afartan doomood oo ah nuuca Huurida, waxa…

Wararka
February 12, 2020

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Amiirka dalka Qatar

Dooxa-(SONNA)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Dooxa ayaa Qasriga…

GudahaWararka
May 17, 2023

Gabar Muqaalo anshax xumo ah ku baahineysay baraha Bulshada oo la soo xiray

Muqdisho(SONNA):-Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka oo gudanaya waajibkiisa ka saaran ilaalinta sharuucda dalka ayaa soo xeray Bishaaro Idiris Maxamed…

GudahaWararka
December 18, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023