Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo kulan la qaatay Golaha sare ee Doorashooyinka Dalka Turkiga
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo kulan la qaatay Golaha sare ee Doorashooyinka Dalka Turkiga
GudahaWararka

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo kulan la qaatay Golaha sare ee Doorashooyinka Dalka Turkiga

By SB
Last updated: June 13, 2025
1 Min Read
Share

Ankara(SONNA):-Wafdi uu hogaaminaaya Gudoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha mudane Cabdikariim Axmed Xasan oo howlo shaqo u jooga Dalka Turkiga ayaa waxaa xaruunta dhexe ee Golaha sare ee Doorashooyinka Turkiga ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Golaha sare ee Doorashooyinka Turkiga Ahmet Yener.

Intaasi kadib xaruunta dhexe ee Golaha sare ee Doorashooyinka Turkiga ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo u dhaxeeya Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka & Soohdimaha iyo Golaha sare ee Doorashooyinka Turkiga, kulankaan ayaa ah mid bilow u ah kulamo ka dhicidoona Ankara, oo ah kulamo ay guddiyada isku dhaafsan doonaan xog iyo aqoon isweysaarsi.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qaab-dhismeedka guddiyada, Arrimaha diiwaangellinta codbixiyaha iyo sida Dowladda Turkiga ay ugu guuleysatay in dadkooda Dibadda jooga (Diaspora) ay ka qeyb qaataan doorashada dalka.

Guddiyada ayaa Sidoo kale kulamo la qaatay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Agaasimaha Waaxda Africa iyagoo warbixin kooban Ka siiyay howlaha diiwaangellinta codbixiyaha iyo iyo qorahaha doorashooyinka.

Guddiga Doorashooyinka Hayโ€™adaha Kala duwan ee ay la kulmeen ayaa ku wada heshiiyay wada shaqeyn iyo sidii Soomaaliya looga caawin lahaa dhinaca technoloojiyada iyo tababaridda howl-wadeenada si kor loogu qaado xirfadooda.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shirka Wadatashiga istiraatijiyadda kheyraadka Biyaha oo maalintii labaad galay+Sawirro

Muqdisho (SONNA)-Shirkani wadatashiga sameynta istiraajiyada maareynta kheyraadka biyaha heer federal iyo dowlad goboleedka ayaa galay maalintii labadaa waxaa ka qeyb-galaya…

Wararka
October 13, 2020

Aqoon-sweydaarsi muhiim ah oo Muqdisho uga furmay xafiisyada warfaafinta hay’adaha DF

Muqdisho.(SONNA):-ย Aqoon isweydaarsigani oo soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa uu soconayaa mudda seddex maalmood…

GudahaWararka
February 23, 2025

Ku simaha Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Ururka Haweenka Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-(SONNA)-Ku simaha Madaxwaynaha ahna Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Mudane, Cali Daahir Ciid ayaa la kulmay Ururka Haweenka Caasimadda Dowlad Goboleedka…

WararkaWargayska
August 8, 2020

IOM oo sheegtay in dumarka ku nool xeryaha barakacayaasha Baydhabo ay sameeyeen agabka af xirashada โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho (SONNA)-Hayโ€™adda IOM ee Qaramada Midoobay waxay ay sheegtay in dumarka barakacayaasha ah ee ku sugan magaalada Beydhabo xeryaha ku…

Wararka
October 21, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023