Muqdisho.(SONNA):-Doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka guddiga maamulka doorashada heer Dowlad goboleed ee Maamulย ee Puntland ayaa maanta ka qabsoontay magaalada Muqdisho.
Musharixiinta C/kari muse Maxamed ayaa loo doortay Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Puntland waxaana cod ย gacantaag ah kuu ansixiyey 11 Xubnood Guddiga kamid ah ,Ma jirin qof kale oo la tartama
Gudoomiye ku xigeenka ayaa isna waxaa u tartamay jagaadas. Caynaanshe Yusuf Husein, ma jirin musharax kale oo kula tartamay ย waxa uu uuna helay 11 Cod,guddoomiye ku-xigeenka Guddiga doorashada.