Muqdosho (SONNA):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay Guddiga Arrimaha Gudaha iyo amniga ee Golaha shacbka ee BJFS , oo uu Hoggaaminayo Xogahayaha Guddiga Xilldhibaan Maxamed Ibraahim Cabdi Diyeeshe iyo Xubnaha kale ee guddigaan.
Guddigaan oo gudanaya waajibaadkooda Dastuuriga ah ayaa kormeer ku sameeyey xafiisyadda Hayโadda ,Sido kale Guddigu wuxuu u kuurgalay nidaamka ay u shaqeyso Hayโadda SoDMA Sida Xarunta Qaran ee Ka disgista Halis wadareedka โNational Multi-Hazard early warning Center.โ
Guddoomiyaha Hayโadda SoDMA ayaa ugu warbixiyey Guddiga baaxada khasaaraha ka dhashay Fatahaadiiย El-nino ee saameysay dalkaย iyo Jawaabta Celinta ay ka bixisay Hayโadda iyado ka shaneysa Hayโadaha Caalamigaย iyo wax qabadka hayโadda, sidoo kale Guddiga ayaa uga mahadceliyay SoDMA soo dhaweeynta loo sameeyey iyo warbixinta loo soo bandhigay.