Muqdisho (SONNA):- Guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Aqalka Sare isaga oo gudanaya Waajibkiisa shaqo, wuxuu maanta xafiiskooda kulan kula qaateen Wasiir dowlaha ahna kusimaha Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda XFS Mudane Cali Cumar (Balcad) iyo xubno kale oo la socday.
Guddiga ayaa Wasiirka wax ka waydiiyay heshiisyadii dowladda Soomaaliya ay la gashay Dowladda Itoobiya iyo halka ay marayaan miradhalka go’aannadii dowladda ee ka dhiidhinta xadgudubka Itoobiya.
Guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Aqalka Sare ayaa Wasiir dowlaha ahna kusimaha Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda XFS Mudane Cali Cumar (Balcad) waxa ay waydiiyeen suโaalo ku saabsan