Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasaaradda Cadaaladda oo Shaacisay Liiska Nootaayooyinka Sharciyeysan ee Sannadka 2026
    March 11, 2026
    Ciidanka Xoogga Dalka oo Xoreeyay Xawaadley
    March 11, 2026
    Soomaaliya oo Mar Kale Xaqiijisay Sida ay uga Go’an Tahay Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha
    March 11, 2026
    Wasiirka Qoyska iyo Wafdi ay hoggaamineyso oo New York uga qeybgalay kulan muhiim ah
    March 11, 2026
    Degmada Hodan oo u gudubtay wareegga 3-aad ee  Tartan cilmiyeedka Ramadaan
    March 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka sare ayaa kulan la yeeshay wasiirka Qorsheynta oo ay wehliyaan madaxda kale ee wasaaradda
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka sare ayaa kulan la yeeshay wasiirka Qorsheynta oo ay wehliyaan madaxda kale ee wasaaradda
GudahaWararka

Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka sare ayaa kulan la yeeshay wasiirka Qorsheynta oo ay wehliyaan madaxda kale ee wasaaradda

By Bile
Last updated: December 25, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) oo uu wehliyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda, Mudane Maxamed Cabdiqaadir Cali iyo Agaasimaha Guud ee Wsaaradda ayaa maanta kulan ku saabsanaa hawlaha guud ee Wasaaradda u xil saaran tahay la qaatay Guddiga Arrimaha Dibedda, Iskaashiga Caalamiga, Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhagaalaha ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka iyo Hay’adda Istaatistikada Qaranka Soomaaliyeed, Mudane Maxamed Shire, iyo Mudane Sharmarke Maxamed Faarax ayaa faahfaahin buuxda ka siiyay Guddiga waxyaabaha lagu guuleystay iyo shaqooyinka ay mas’uulka ka yihiin, iyagoo soo bandhigay sida ay Wasaaradda uga go’antahay hufnaanta shaqo iyo howlaha guud ee Hay’ adda Istaatistikada Qaranka u xilsaaran tahay iyo Qorshayaasha uga diyaarsan qabashada tirakoobyo Qaran oo lagu kalsoonaan karo.

Dhanka kale, Agaasime-waaxeedyada Wasaaradda ayaa ugu dambayntii Guddiga uga jawaabay sua’aalo ku saabsanaa Qorshe-howleedka sanadka, Fulinta mashaariicda iyo qulqulka deeqaha horumarineed, waxayna soo bandhigeen sida ay bulshadii loogu talagalay ay uga faa’ideysteen mashaaricdaas iyo habraacyadii fulineed ee la isticmaalay.

Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibedda, Iskaashiga Caalamiga, Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhagaalaha ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Maryan Faarax Kaahiye oo kulanka shir gudoominaysay  ayaa Mas’uliyiinta Wasaaradda uga mahad celisay sida togan oo ay warbixinta uga siiyeen howlaha shaqo ee Wasaaradda iyo jawaabaha ay ka bixiyeen su’aalihii ay qabeen, ayaa  balan qaaday in ka guddi ahaan ay kala shaqayn doonaan Wasaaradda waxyaabaha muhiimka u ah shaqada wasaaradda.

 

TAGGED:Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka sare ayaa kulan la yeeshay wasiirka wasaaradda Qorsheynta ee XFS oo ay wehliyaan madaxda kale ee wasaaradda
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasaaradda Cadaaladda oo Shaacisay Liiska Nootaayooyinka Sharciyeysan ee Sannadka 2026

Muqdisho- SONNA- Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wadaagtay dadweynaha…

March 11, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda beeraha oo xoogga saaraysa beerashada casriga ah

Muqdisho (SONNA): Ku dhawaad 50 arday oo ka qaybgalaya Barnaamijka Tababarka Internet of Things (IoT) ee Beerashada Casriga ah ayaa…

GudahaWararka
July 16, 2025

Ra’iisul wasaare Xamse oo Wasiirka Arrimaha Debadda faray wax ka qabashada cabashada Muwaadiniin Soomaaliyeed ee Safarada

Muqdisho (SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa intii uu maanta ku guda jiray safarkiisa waxa…

GudahaWararka
January 8, 2023

Wasiirka Waxbarashada oo daah-furay Imtixaanka macalimiinta

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Imtixaanka laga qaadayo 13,252 qof…

GudahaWararka
August 25, 2024

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo maanta xarigga ka jaray dhismaha waddada Nasiib Buundo qaybteeda degmada Shibis

Muqdisho(SONNA):- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga…

GudahaWararka
December 31, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023