Guddiga Amniga Gobolka Nugaal Oo Amaro Ka Soo Saaray Amniga Caasimada Puntland Ee Garoowe.

La wadaag cid kale

Muqdisho (SONNA)- Guddiga Amniga Gobolka Nugaal Oo Ka Duulaya Habsamii U Socodka Amniga Doorashada Barlamaanka Aqalka Hoose Soomaliya Ayaa Sheegay In Howlgalo Lagu Xaqiijinayo Amniga maalinta Berri ah Laga Sameyn Doono Gudaha Caasimadda.

Gudidga, Ayaa Faray Ciidamada Sugaya Amniga Caasimada Inay Qabtaan Qofkii Qori Wata Oo aan Ku Jirin Ciidamada Shaqeynaya, waxaana Bulshadda loogu Baaqay Inay La Shaqeyaan Laamaha Amniga Garoowe, Cid Walba Oo Lidi Ku Ah Amnigana ay  Lasoo wadaagaan Ciidamada Shaqeynaya, Si Loo Qabto.

Guddiga Ayaa sdoo kale Sheegay In Gadiidka Ciidamada Maahanee Gaari Kale Oo Ciidan In Aan Lagu Dhex Arki Karin Gudaha Caasimada.

 

La wadaag cid kale