Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir Fiqi oo qaabilay Ergeyga Qaramada Midoobay
    December 17, 2025
    Dowladda Soomaaliya iyo qaramada midoobay oo kala saxeexday Qorshaha 2025 ee lagu xoojinayo ilaalinta carruurta ay saameeyeen colaadaha hubaysan
    December 17, 2025
    Guddoomiyaha golaha shacabka oo qaabilay safiirka dowladda Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya
    December 17, 2025
    Koonfur Galbeed oo ku Dhawaaqday Xaaladda Baniโ€™aadanimo oo ka jirta Deegaanada Maamulkaas
    December 17, 2025
    Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa ku jira diyaargarowgii ugu dambeeyay ee codbixinta oo la qorsheeyay inay dhacdo 25-ka Diseembar
    December 17, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Goobaha Khawaarijtu ku harsan tahay wali waxaa ka jira dhaqankii xumaa ee “Memoriga biyo ku laq.”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Goobaha Khawaarijtu ku harsan tahay wali waxaa ka jira dhaqankii xumaa ee “Memoriga biyo ku laq.”
Maqaallada

Goobaha Khawaarijtu ku harsan tahay wali waxaa ka jira dhaqankii xumaa ee “Memoriga biyo ku laq.”

By Dahir Aadan Cali
Last updated: April 2, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Sanado badan war iyo wacaal midna uma haynin waxa ka socda dunida, Bulshada Aadan-Yabaal iyo deegaannada kale ee kooxda Khawaarijta ah laga xoreeyay iyo kuwa fara ku tiriska ah ee hadda ay joogaan.

Khawaarijtu waxay deegaannada ay xukumaan ka mamnuuceen taleefanada casriga ah,sidoo kale, waxay ka xireen shirkadaha isgaarsiinta adeega internetka. Bulshada magaalooyinkaasina waa ay ku adkeyd in ay la socdaan waxa dunida ka jira.

โ€œ Inta aan jiro oo aan noolaa ma arkin telefoon weyn oo leh shaashado, intaan joognay waxaan maqli jirnay internet ayaa la galaa, waxbaa la dhageystaa, intaas waligey ma arkin,โ€ ayuu yiri Axmed Maxamed oo ka mid ah dhallinyarada degmada Aadan-Yabaal.

Axmed Maxamed waxa uu ka mid yahay dhalinyarada kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab ay dhowr jeer ku dhibaateeyeen isticmaalka meemoriga taleefoonka. Waxa uu ka sheekeynayaa Axmed gabood-faladii Khaawrijtu ay u geysteen intii uu ku noolaa degmada.

โ€œ Meemoriga aan haysano inta ay naga jabshaan ayay laq na dhahayeen, hadda qof kasta oo meeshaan joogo maanta caloosheeda waxaa laga yaabaa in boqol meemori laga helaayo oo nimankaas cun siiyeen,meemoriga adigoo iska dhageysanaayo haddii xitaa uu kugu jiro Qurโ€™aan ama wax kale wey kaa qaadayaan oo kaa jabinayaan, haddana inta ay labo u kala jabiyaan ayay inta ay biyo kuu keennaan waxay ku leeyihiin laq meemorigan oo adigoo lacag ka soo bixiyay,dhibaato badan ayaa ku qabnay intaan degmadan joognay,โ€

Axmed hadda noloshiisa sidii hore waa ay ka beddelan tahay, waxaana adeegyada internetka u isticmaalaa si caadi ah. Internetka magaalada waa mid xawaare sare leh oo markii ay dowladda timid loo soo daayay iyo deegaannada kale ee laga xoreeyay Khawaarijta.

โ€œ Haddii Dowladdii timid, maalintii nimankan naga tageen, maalintaa ayaa taleefan weyn oo qof sidato taleefoonada waa weyn ah noogu horeysay aragooda,โ€ .

Si Bulshada u indho tiraan, Khawaarijtu waxay qaadeen tallaabo fool xunย  oo ay meelaha qaar ay kaga bur buriyeen xarumahii isgaarsiinta, halkaas oo ay markii dambe gudaha u galeen ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka dibna loo soo celiyay shirkadii isgaarsiinta. Shacabkana ku diirsadeen.

Khawaarijta Al-shabaab ayaa dhibaato xooggan ku haysay shacabka ku nool deegaannada ay ku sugnaayeen, waxaana hadda taas beddelay oo lagu diirsaday howlgallada wadajirka ah ay qaadeen ciidanka qaranka iyo dadka deegaanka oo deegaanno badan looga xoreeyay argagixisada Al-shabaab.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiir Fiqi oo qaabilay Ergeyga Qaramada Midoobay

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku…

December 17, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Soomaaliya oo wali wadda ka hortagga damaca Itoobiya (WARBIXIN)

Maamulaha guud ee Xawaalada WorldRemit, Ismaaciil Axmed oo lagu eedeeyay Naceybka Soomaalinimada ayaa muddo ku howlanaa/Maalgelinaayay sidii loo kala fogeyn/qeybin…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
January 9, 2024

Horjooge Cali Caraay iyo dhibaatooyinka uu ka geystay deegaanka Masjid Cali gaduud(Warbixin)

Muqdisho(SONNA):-Horjooge Cali Caraay wuxuu ka mid ahaa Dadka deegaanka Masjid Cali Gaduud,sida ay dadka deegaanku xaqiijiyeen Cali ma lahayn wax…

MaqaalladaWararka
January 4, 2023

Waa la soo hoobanayaa (WARBIXIN)

Khawaarijta waxaa ku socda burbur iyo kala firxad, taasi maxaa u sabab ah? Waxaa u sabab ah kadib markii cadaadis…

GudahaMaqaallada
November 22, 2023

Ciidamada Xoogga Dalka oo Khaarijiyay Horjooge ka tirsanaa Khawaarijta ( Warbixin).

Muqdisho, (SONNA):- Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed kuwooda sida gaarka ah u tababaran ee DANAB, ayaa muddooyinkii u dambeeyay waxay howlgallo…

Maqaallada
June 12, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023