Waxaa goordhow furmay kulankii 15-aadkKalfadhiga 7aad oo ay Shir Guddoominayaan Guddomiye Ku Xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka mudane Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey iyo Guddomiye Ku Xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad.
Ajendaha kulanka ayaa ah:
1- Akhrinta 1aad Hindise -sharciyeedka Hayโadda Socdaalka Iyo Jinsiyadda
2-Akhrinta 1aad hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka