Muqdisho-(SONNA)-Golaha Aqalka Sare ee BJFS ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku anisxiyay Hindise-sharciyeedka Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed iyo sharciga Xakamaynta Kiimikooyinka Beeraha.
Wasiirka Waaaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa mudanayaasha Golaha Aqalka uga mahadceliyay ansixinta hindise sharciyeedka hayโadda sharciyeynta Adeegyada iyo Baaritaanka Beeraha iyo sharciga Xakameynta Kiimikooyinka Beeraha.