Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo xubno kale
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Go’aanno culus oo laga soo saaray lacagaha laga qaado Bajaajleyda Muqdisho
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Go’aanno culus oo laga soo saaray lacagaha laga qaado Bajaajleyda Muqdisho
GudahaWararka

Go’aanno culus oo laga soo saaray lacagaha laga qaado Bajaajleyda Muqdisho

By Bile
Last updated: August 18, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Iyada oo laga jawaabyo cabasho ka timid wadayaasha mootada bajaajta ayaa waxaa kulan deg deg ah oo ay yeesheen madaxda Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawadda, Maamulka gobolka Banaadir, Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Amniga iyo Taliska qeybta guud ee booliska Gobolka Banaadir ayaa laga soo saaray go’aanno ku saabsan wax ka qabashadda cabashadda ay muujiyeen bajaajleyda Gobolka Banaadir,

Afhyeenka Maamulka gobolka Banaadir ayaa Warbaahinta ayaa warbaahinta la wadaagay go’aannada ka soo baxay kulankaan deg deg ah ay isugu yimaadeen madaxda hey’addaha ay quseyso cabashadda ay muujiyeen wadayaashada gaadiidta Bajaajta. Waxaana kamid ah go’aannadaas:

  1. Lacagta Leysinka waxaa laga dhigay 106.5, halka markii hore cel celis uu ahaa $200.
  2. Haddii uu leysinka kaa dhaco waxaa laga dhigay 32 doolar oo kaliya, haddii uu kaa lumana 20 dollar.
  3. Mudada dhicista Leysinka oo markii hore aheyd saddex sano, hadda waxaa laga dhigay 5 Sano.
  4. Ganaaxa qofkii Leysin la’aan ah oo markii hore aheyd 50$, hadda waa 5$.
  5. Warqadda Caafimaadka oo markii hore aheyd 25 ilaa 30$, hadda waa 15$.
  6. Warqadda dhalashada iyo Sugnaanta waa 10$.
  7. Halka waraaqada dambi la’aantana alaga dhigay 10$.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo dareewalada Mooto Bajaaj-ka ayaa ugu baaqay in laga wada-shaqeeyo nidaamka iyo Habraacyada cusub.

“Waxaan dib u eegis ku sameynay leysinka Bajaajta wax badan ayaa fududeynay.” Ayuu yiri Guddoomiye Madaale.

Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Fardowsa Cismaan ayaa sheegtay in lacagihii ay cabashadda ka keeneen Bajaajleyda in la koobay, “Waxaan gabi ahaan soo koobnay qarashka uu leysinka ku qaadan karo darawalka mooto Bajaajta.”

 

 

 

TAGGED:Go'aanno culus oo laga soo saaray lacagaha laga qaado Bajaajleyda Muqdisho
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan ” Iskaashiga Afrika iyo Talyaaniga ma noqon karo mid shaqeeyo hadii dal Afrikaan ah ku xadgudbo dal kale”

Roma(SONNA);- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Talyaaniga iyo Afrika ayaa xusay mustaqbalka…

GudahaSiyaasaddaWararka
January 30, 2024

Ra’iisul wasaare Rooble oo ka tacsiyadeeyey geerida ku timid AUN Xil. Axmed Dhimbil Rooble “Casoowe”

Muqdisho (SONNA)-Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, asxaabka iyo Ummadda…

Wararka
March 2, 2021

Shirka Saameynta faafinta wararka been abuurka ah oo Muqdisho ka furmay 

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa'uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saameynta faafinta wararka been…

GudahaWararka
June 4, 2024

Boliiska Soomaaliya oo soo xiray Faadumo Qaasin Maxamed oo ku kacday falal anshax-darro ah

Muqdisho(SONNA):-Taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in caawa lasoo xiray Faadumo Qaasin Maxamed oo loo yaqaano (Faadumo…

GudahaWararka
July 14, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023