General Biixi oo shir Guddoomiyay kulan looga hadlay ciribtirka argagixisada “SAWIRRO”

La wadaag cid kale

Bacaadweyn…SONNA…Taliyaha ciidanka dhulk xoogga dalka General Maxamed Tahliil Biixi ayaa maanta shir Guddoomiyay kulan looga hadlay ciribtirka argagixisada goobaha ay uga hareen gobolka Mudug kaas oo ka qabsoomay deegaanka Bacaadweyne oo shalay ciidanku la wareegeyn.

Kulanka waxaa ka qeyb galay wasiirka Amniga Galmudug Mudane Axmed Macalin Fiqi iyo saraakiisha hogaamineysay ciidamada dagaalka kula jira haraadigga argagixisada Al-shabaab.

kulanka ayaa u jeedkiisu ahaa siddii argagixisada Al-shabaab looga ciribtiri lahaa goobaha ay ugu harsan yihin deegaanada Galmudug.

La wadaag cid kale