Dhuusamareeb-(SONNA)-Guddiga doorashada Galmudug wuxuu Maanta Shaaciyey 5-ta Kursi ugu horreysa oo ay qabanayaan doorashadooda Maalmaha soo socda.
Kuraastaan oo kala ah HOP#043, HOP#054, HOP#104, HOP#067 iyo HOP#026.

Muqdisho(SONNA):-Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka, ay hoggaamineysay Guddoomiyaha Guddiga Xildhibaan Nadra Saalax Cabdi,…
Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…
Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…