Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Sucuudiga oo mar kale caddeeyey sida uu u diidan yahay kala qaybinta Soomaaliya
    January 13, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Wafdi Sare oo ka Socda Dowladda Federaalka oo gaaray Laascaanood, Caasimadda Dowlad-Goboleedka Waqooyi-Bari
    January 13, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Khudbad Qaran u jeedinaya Shacabka kuna saabsan Arrimaha Muhiimka ah ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar  
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Galmudug oo daahfurtay olalaha 16-ka maalmood ee wacyi galinta ka hortagga tacaddiyada Haweenka+Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Galmudug oo daahfurtay olalaha 16-ka maalmood ee wacyi galinta ka hortagga tacaddiyada Haweenka+Sawirro
GudahaWararka

Galmudug oo daahfurtay olalaha 16-ka maalmood ee wacyi galinta ka hortagga tacaddiyada Haweenka+Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 2, 2021
1 Min Read
Share

Gaalkacyo-(SONNA)-Wasaaradda Haweenka  Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta Magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay olalaha16-ka maalmood ee wacyi galinta ka hortagga tacaddiyada Haweenka loo geysto.

Isku duwaha Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Galmudug ee Gobalka Mudug Drs; Yurub  Cabdulqaadir Sheekh Cali ayaa sheegtay in Sanadkan 2021-ka in ka badan 50 kiis oo la  xariira  tacaddiyada Haweenka ay ka diiwaan geliyeen Gobalka Mudug, kuwaas oo  ubadan kufsi  loo geystay Carruur iyo Haween.

Taliye ku xigeenka qeybta Booliska  Gobalka mudug Gaashaanle;  Maxamed Mire Maxamuud ayaa farriin udiray Odayaasha dhaqanka, isagoo codsaday in hay’addaha garsoorka iyo laamaha  amniga ay u madax banneeyaan  kiisaska la  xariira  kufsiga si sharciga  loo marsiiyo cidda geysatay.

Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Mudug, Axmed Maxamed Shire (Qoodaar) ayaa sheegay in  dhibka ugu badan ee  soo celceliya tacadiyada Haweenka iyo Carruurta ay  masuuliyaddeedu leeyihiin Odayaasha dhaqanka,   balse  looga  baahan yahay in ay  doorkooda  ka qaataan sidii  sharciga  loo marsiin lahaa dambiilayaasha, taasna  ay  tahay  waddada keliya ee loo mari karo joojinta tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka  iyo Carruurta.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Sucuudiga oo mar kale caddeeyey sida uu u diidan yahay kala qaybinta Soomaaliya

Riyad (SONNA): Kulanka Golaha Wasiirrada Boqortooyada Sacuudiga, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis Aala…

January 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda Soomaaliya oo dayactirtay Ceel-biyoodka deegaanka Daaru-nimca

Ruunnirgood (SONNA): Wasaaradda tamarta iyo khayraad biyaha dowladda FS oo kaashanaysa Hay’adda UNICEF iyo shirkada Dalsan Construction ayaa dayactir balaaran…

GudahaWararka
August 6, 2024

Shacabka ku nool degmada Awdheegle oo wajahaya xaalad adag +Sawirro

Awdheegle-(SONNA)-Dadka ku dhaqan degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelada hoose ayaa wajahaya xaalad adag oo biyo la'aan ah, ka dib markii…

GudahaWararka
January 4, 2022

Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Socdaalka oo ka qeybgalay aqoon iswaydaarsi uu soo qaban qaabiyay Urur Goboleedka IGAD 

Muqdisho(SONNA):-Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa dalka Jabuuti uga qayb galay aqoon iswaydaarsi uu soo qaban qaabiyay…

GudahaWararka
November 25, 2024

Wasiirka Haweenka XFS oo ku wareejisay wasiirka Amniga Jubbaland raashin loogu tala galay ciidamadda dowladda ee dagaalka kula jira Khawaarijta

Kismaayo-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Haweenka iyo horumarinta Xaquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo dhawaan gaartay Jubbaland ayaa ku…

GudahaWararka
February 7, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023