Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable
    June 3, 2026
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
    June 3, 2026
    Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka qaybgalay xuska maalinta Qaranimada Talyaaniga
    June 2, 2026
    Hay’adda SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo ka wada shaqaynaya xoojinta hawlaha samafalka
    June 2, 2026
    Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan oo shir kaga qaybgalaya Switzerland
    June 2, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Farxaan”qaraxii Soope 14 October ayey ku dileen aabahay”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Farxaan”qaraxii Soope 14 October ayey ku dileen aabahay”
MaqaalladaWararka

Farxaan”qaraxii Soope 14 October ayey ku dileen aabahay”

By SB
Last updated: March 30, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Kooxda khawaariijta ah ee Al-shabaab waxay Shacabka Soomaaliyeed badeen dhibaato xanuun badan oo saamaysay dhan walba oo nolosha ah,kooxda khawaariijtu waxay dhaceen boqolaal hanti Soomaaliyeed ah taas oo isugu jirta lacago baad ah,beero,dhul iyo xoollo nool.

Khawaariijtu waxay sidoo kale dagaal adag la galeen ganacsiga Shacabka Soomaaliyeed oo ay goobtii cusub ee la furo ama suuq leh ba kusoo af jareen qaraxyo arxan daran.

Waxa sidoo kale kooxda khawaariijtu agoomaysay boqolaal Caruur Soomaaliyeed ah oo si dulmi ah u dishay aabayaashood goobo iyo gobolo kala duwan.

Warbaahinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa booqatay qaar ka mid ah Caruurta kooxda khawaariijtu agoomaysay kuwaas oo la hadlay warbaahinta iyagoo sheegay in ay waallidkood ku waayeen falalkii gurracanaa ee kooxda khawaariijtu ka geysatay magaaladda Muqdisho.

Xudayfa oo ka mid ah caruurta agoonta ayaa faahfaahin ka bixiyey sida kooxda khawaariijtu u dishay aabihii isagoo sheegay in aabbihii ahaa macalin dugsi” maalin maalmaha ka mid ah ayaa nala soo wacay waxa nala dhahay aabihiin wuu dhintay,macalin dugsi ayuu ahaa isagoo wadada soo marayaa ayuu la kulmay qarax gaari oo kooxda khawaariijtu fulisay” ayuu yiri Xudayfa oo ka mid ah Caruurta ay agoomaysay kooxda khawaariijtu.

Sidoo kale Farxaan oo ka mid ah Caruurta ay agoomaysay kooxda khawaariijtu ayaa uga waramay warbaahinta qaranka sidio kooxda khawaariijtu u dishay aabiihiis” aabahay Qaraxii Soope ayuu ku dhintay 14 october, waa nala soo wacay waxa nala dhahay aabihiin qarax ayuu ku dhintay aad ayaan u ooyay”kooxda naxariista daran waxay xanuun nooc walba ah u geysteen Shacabka Soomaaliyeed.

Kooxda khawaariijta ahi dhibkasta oo ay shacabka soomaaliyeed u geysatay waxa maanta uga aarguday Dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo DR Xasan sheekh Maxamuud oo guluf dagaal ku qaaday kooxda khawaariijra taas oo dhaxalsiisay khawaariijta in ay maanta gacan ku gabad yihiin.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

Muqdisho, June 02, 2026: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka,…

June 3, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Munaasabadda Bandhiga wax qabadka Xukumadda oo si rasmi ah u billaabatay

Muqdisho (SONNA) Waxaa si rasmi ah uga furmay Golaha Murtida iyo Madadaallada munaasabadda lagu soo bandhigayo Waxqabadka Xukuumadda DanQaran ee…

GudahaWararka
March 21, 2023

Ra’isulwasaare Kheyre oo magaacabay guddi Aaska qaran u sameeynaayo Ra’isulwasaarihii hore ee dalka oo shalay geeriyooday

Muqdisho:(SONNA)-Ra’isulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska qaran ee marxuum Xasan abshir faarax Ra’isulwasaarihii…

Wararka
July 13, 2020

Hirshabeellee oo ka hadashay halka uu marayo wacyi-gelinta dastuurka

Muqdisho-(SONNA)-Wasiiru Dowlaha arrimaha dastuurka ee maamul Goboleedka Hirshabeelle mudane; Saaddaq Muqtaar Cabdulle, ayaa sheegay in uu meel wanaagsan u marayo…

Wararka
March 5, 2020

Wasiir Abshir oo dalka Sacuudi uga qeyb galaya shirka Wasiiradda Arrimaha Dibedda Carabta

Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya uga…

GudahaWararka
November 9, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023