Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Falcelinta bulshada ee wadahadallada DFS,Somaliland iyo casuumaadda D/goboleedyada
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Falcelinta bulshada ee wadahadallada DFS,Somaliland iyo casuumaadda D/goboleedyada
Wararka

Falcelinta bulshada ee wadahadallada DFS,Somaliland iyo casuumaadda D/goboleedyada

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 15, 2020
4 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA) Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaaminayo madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa in muddo ah waxaa ay dadaal ugu jirtaa sidii dalka loogu soo dabaali lahaa xasilooni,hadii ay ahaan lahayd siyaasadda,dhaqaalaha,dib u heshiisiinta iyo howlaha la xiriira dhinaca nabadgeliyadda dalka,oo dowladdu waxbadan ay uga qabsoomeen muddadii ay jirtay.

Hadal haynta ugu badan ee 48 saacadood ee la soo dhaafay ayaa noqotay go’aanka dowladda Federaalka ee Soomaaliya ee ku aadan arrimaha dowlad goboleedyada,gaar ahaan Jubbaland,wada hadalada DFS iyo Soomaaliland oo ay martigelisay dowladda Jabuuti ee aan walaalaha nahay.

Siyaasiinta iyo aqoonyahanada Soomaaliyeed iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed ayaa baraha bulshada ka muujinayay dareenkoodi ku aadan talaabada ay dowladda Soomaaliya qaadday,iyagoo rajo wanaagsan ka muujiyay guulo laga gaaro wada hadallada Soomaaliya iyo Somaliland iyo sidoo kale arrinta dowlad goboleedyada dalka.

Siyaasiiin uu kamid yahaya Salaad Cali Jeele ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan wadahadallada DFS iyo Somalialand.

“Anagoo kasocono Axsaabta Siyaada dalka Waxaan Soo Dhawaynaynaa Shirka Dhab uheshiisiinta Eee Eey Marti Gelisay Dowlada Walalaha Nahay Jabuuti Iyo Madaxweynahooda Ismaaciil Cumar Gelle”. ayuu yiri Salaad Cali Jeele qoraal uu soo dhigay bartiisa facebooga.

Sidoo kale Cabdiraxmaan Ceynta waa siyaasi oo horeyna xil uga soo qabtay dowladda Federaalka Soomaaliya,wuxuuna rajo ka muujiyay arrimahaasi.

“Maanta, madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo wuxuu qaaday laba tallaabo oo muhiim u ah xasilloonida siyaasadeed ee dalkeenna. Wuxuu gogol u fidiyey madaxda dowlad goboleedyada, si looga arrinsado amuuro ay doorashadu ugu muhiimsan tahay.

“Aad iyo aad ayaan u bogaadinayaa tallaabooyinka tanaasulku ku dheehan yahay ee uu madaxweynuhu qaaday,Haba soo raagaane, waxay horseedi karaan in la dhimo heer-kulka siyaasadda dalka oo waayadan dambe cirka ku shareernaa,Waxaanse ka jeclaa in tanaasulka madaxweynuhu uusan ku imaan canaan, cadaadis iyo ceebeyn uga timid danjire shisheeye, balse ay ku timaaddo garowshiiyo marxaladda adag ee uu dalku marayo”. ayuu yiri Cabriraxmaan Ceynta.

Inta badan kox u sheekeysiga dadweynaha goobahah la isugu yimaado iyo guud ahaan baraha bulshadu ay ku kulanto ayaa ah mid la xiriira natiijooyinka laga filayo arrimaha doorashooyinka dalka,wadahadallada DFS iyo Soomaaliland oo dadaalkeedi uu socdo.

Shirka dhab u heshiisiinta DFS iyo Somaliland ayaa u muuqda mid wax badan ka duwan kuwii hore,iyadoo wafuuda labada dhinaca ka kala socotay ay yihiin madaxdaa ugu sareysay ee DFS iyo Somaliland,iyo dadaalka taageero ee caalamka.

Marka dhinacyo badan laga eego waftiga culus ee ka baxay madaxtooyada Somaaliya. Dowladda federal ka waxay u muuqata in miisan culus siisay walalalaha Somaliland ee ah in si dhab ah looga wada hadlo qadiyada.

“Waxaa bogaadin mudan Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo oo garowsan miisaanka gobolada waqooyi iyo xushmada u haayo in uu waftiga madaxweynaha ay yihiin kuwa ugu  sareeyo dalka.

Muhiimad gaar ah ayee leyihiin walalaha Somaliland waayo 1960s, ayee ahaayen kuwii qaatay midnimo loo dhan yahay,In laga dhayo boogihii lana dhageysto tabashadooda waa qodob masiiiri ah  oo ay xaq u leyihiin islamarkana la xaliyo wixii”.sidaasina waxaa bartiisa bulshada soo dhigay Axmed Maxmed Caseyr oo kamid ah dadka Soomalaiyeed ee dhagaha u taagaya natiijada arrimahan.

Marxalado kaladuwan ayay soo mareen arrimaha wada hadallada DFS iyo Somaliland,Arrimaha sida weyn loo hadal hayo ayaa ah muhiimadda ay leedahay sidii loo heli lahaa dib u soo celinta midnimadii umadda Soomaaliyeed,waddo kasta haloo maree,taasi oo haatan dowladda Federaalka Soomaaliya ay xooga saareyso.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”

Muqdisho.SONNA...Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelay oo…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo bogaadisay dowrka dhaqaatiirta ay ka qaadanayaan xakameynta COVID-19

Muqdisho,(SONNA)— Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Fowziya Abiikar Nuur, ayaa bogaadisay kaalinta dhaqaatiirta, kalkaaliyaasha iyo howl-wadeennada caafimaadka ay ka qaadanayaan…

Wararka
April 15, 2020

Madaxweyne Qoorqoor iyo madax kale oo ka qaybgalay saxiixa mashruuca dhismaha Dekadda Hobyo

Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa goobjoog ka ahaa munaasabad si weyn loo soo agaasimay…

GudahaWararka
October 7, 2024

Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)

Muqdisho (SONNA): Warbaahinta caalamiga ah ee Al Jazeera waxaa lagu daabacay warbixin qoto dheer oo uu qoray Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya,…

GudahaMaqaalladaWararka
July 23, 2025

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Hay’adda GIST

Muqdisho(SONNA);-Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Sulayman Maxamed Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Hay’adda GIST…

GudahaWararka
April 22, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023