Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo xubno kale
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dulmiga khawaarijta oo gaaray in ay maytidu qabriyada uga jiri waayaan (Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dulmiga khawaarijta oo gaaray in ay maytidu qabriyada uga jiri waayaan (Warbixin)
GudahaWararka

Dulmiga khawaarijta oo gaaray in ay maytidu qabriyada uga jiri waayaan (Warbixin)

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 10, 2023
3 Min Read
Share

Muddo 15 sano ah oo kooxda khawaariijtu ka talinaysay deegaanadda gobolka Shabeellaha Dhexe waxa maalin ba daaha laga faydayaa dhacdo murugo leh taas oo ka mid ah tacadiyaddii ay deegaanka ka geysatay kooxda khawaariijta, dhacdada aynu maanta dul istaagaynaa waa dhacdo murugo leh taas oo ka dhacday deegaanka Wargaadi oo ka tirsan degmadda Caddale ee gobolka shabeellaha dhexe.

Waa dhacdo muwaadin Soomaaliyeed kaas oo jidka ku safrayey ka dibna ay qabteen kooxda khawaariijta saacado kooban oo ay hayeen ka dibna waxay dhaafiyaan qudha ka dibna waxay ku jees jeeseen maydka marxuumka sida dadka deegaanka u sheegeen Wakaaladda Wararka SONNA.

Dhacdadan oo ay hore u tebisay SONNA ayaa dhowaan waxa deegaanka Wargaadi tegay koox ka socotay warbaahinta Qaranka ,S. Macallin Cumar oo ka mid ah dadka deegaanka Wargaadi ayaa warbaahinta u sheegay in muwaadinkan khawaarijtu dishay ka dibna Dadka deegaanku aaseen ayey khawaariijtu saddex cisho ka dib ku amreen dadka deegaanka in ay dib u soo bixiyaan maydka marxuumka sidoo kale waxay Sheekhii ku tukaday maydka ku amreen inuu kala doorto inuu dalka ka baxo iyo in ay shan xabaddood ku dhuftaan sheekhiina sidaas ayuu uga baxay dalka.

Kooxda Khawaariijta ayaa sidoo kale deegaannada ay xukumayeen Shacabka ku nool ku khasbay in ay dibbeda u soo bixiyaan maydadka Culimada ku aasan deegaannadaas iyo dadka magaca ku dhex lahaa bulshadda,tan oo ka dhigan in kooxda khawaariijtu duullimaad kusoo qaaday Diinta,dhaqanka iyo taariikhda ummada Soomaaliyeed.

Sheekh  Maxamed oo ka mid ah Culimadda Soomaaliyeed ayaa mar uu u waramayey Radio Muqdisho ayaa la waydiiyey waxay Diintu ka qabto in qof dhintay xabaasha laga bixiyo ayaa wuxuu yiri” Shareecadda Islaamku waxay fartay in qofka muslimka ah markuu dhinto la aaso weliba qaabka loo aasayas waa qaab shareecaddu ina fartay sida in la dhaqo,la kafno laguna duugo xabaallaha Islaamka” Sheekh Maxamed oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri nimanka khawaariijtu deegaannadii ay Xoogga ku haysteen waxyaabaha dambiyadda ay ka geysteen waxa ka mid ah in qof muslim ah ku xukumaan gaalnimo iyagoo ku bannaysanaya dhiigiisa iyo hantidiisa, halkaas oo ay ka muuqanayso in Diinta ay sheeganayeen beentood tahay diintana u isticmaaleen si shacabka u dhacaan waxay doonaana uga samaystaan.

Cadaadiska iyo dulmiga kooxda khawaariijtu ku haysay shacabka Soomaaliyeed ayaa sababay in shacabku qorriga qaataan halgan naf huris ahna u galaan siday isaga xorrayn lahaayeen khawaariijta arxanka daran ee dulmiga ku hayey shacabka Soomaaliyeed sharaftood,noloshooda iyo karaamadooda ummadnimo

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Gashaanle dhexe Cabdi Salaad Xujaale oo Muqdisho lagu aasay

Muqdisho (SONNA): Masuuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda ayaa maanta ka qeyb galay aaska Gashaanle Dhexe Cabdi Salaad Xujaale, Taliyihii Guutada 26aad…

GudahaWararka
May 21, 2025

ATMIS oo soo Gabagabeysay Wejigii 2-aad ee dhimista Ciidankooda (WARBIXIN)

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya  ATMIS ayaa dabayaaqadii bishii Janaayo soo gebagabeeyey Wejigii labaad ee dhimista ciidankooda, kadib markii ay…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
March 2, 2024

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Guddoomiyay shirka looga hadlay amniga Galmug

Muqdisho:(SONNA)-Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa Shir Guddoomiyay Shirka Amniga Maamulka Galmudug oo ka dhacay Magaalada…

Wararka
July 7, 2020

Guddoomiyaha SoDMA oo magacaabay Agaasimayaal kale

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa u magacaabay Ibraahim Cabdullaahi Axmed (Sheellare) in uu noqdo…

GudahaWararka
September 11, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023