Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo Ka Qayb gashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Hindiya iyo Carabta
    January 31, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir kula qaatay magaalada Jigjiga Madaxda Gobolka
    January 31, 2026
    Madaxweynaha JFS oo si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Jigjiga
    January 31, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Xafiisyada Hantidhowrka Guud ee JFS iyo Turkiga oo Ankara si rasmi ah ugu soo gebagabeeyay Barnaamijka Tababarka Baarista Maaliyadda
    January 31, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dugsiyada Hirshabeelle oo uu ka dhaqan galay Manhajka cusub ee dalka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dugsiyada Hirshabeelle oo uu ka dhaqan galay Manhajka cusub ee dalka
GudahaWararka

Dugsiyada Hirshabeelle oo uu ka dhaqan galay Manhajka cusub ee dalka

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 3, 2020
1 Min Read
Share

Jawhar-(SONNA)- Wasiiru-dowlaha wasaaradda waxbarashada Hir-Shabeelle Xilibaan Abuukar Xasan Abuukar iyo guddoomiyaha waxbarshada gobalka Sh/dhexe Abuukar Macalin Xasan ayaa kormeer hawleed ku tagay dugsiga Hoose dhexe iyo sare Horseed ee magaalada Jowhar.

Masuliyintaan ayaa mid mid u booqday fasllada dugsiga xilli aradada ay qaadanayeen daruustooda,waxayna la kulmeen macalimiinta iyo maamulka dugsiga, iyagoona kula dar daarmay in Ardada ku koontaroolaan casharada, islamarkaan imtixaanaadkaย  billaha ay la soo wadaagaan wasaaradda maadaama dugsiga Horseed gacanta ay ku heyso wasaaradda waxbarshada Hirshabeelle.

Cabdullahi Maxamed Nuur oo ah maamulaha dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Horseed ayaa ka mahad celiyay booqashada ay ugu tageen masuuliyiin wasaaradda waxbarshada Maamulka Hirshabeelle.

Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarshada Hirshabeelle Abuukar Xasan Abuukar ayaa ardada ka qalanjibisay dugsiga Horseed, kaalmaha horana ku soo baxay ka saacidi doonaan Jaamacado ย ay si lacag la’aan ah wax uga bartaan.

Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Horseed ayaa dhawaan waxaa la wareegay wasaaradda waxbarshada Hirshabeelle kaasi oo hadda in ka badan 500 arday si lacag la’aan ah ay wax kaga bartaan.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo Ka Qayb gashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Hindiya iyo Carabta

Delhi(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ,…

January 31, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Danjire Cawaale oo la kulmay shirkado ka howlgala wax soo saarka shiidaalka iyo tiknolojiyada

Muqdisho.(SONNA)...Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane,ayaa kulan fogaan arag ah uga qeybgalay heshiis ay si wadajir ah…

Gudaha
July 25, 2021

Wasiirka Howlaha Guud iyo dib udhiskaย  XFS oo kulan la qaatay Madaxa UN-Habitat ee Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, dib udhiska iyo Guriyeenta XFS Cabdisalaan Cali Dhaay oo ay wehlineysoย  Agaasimaha waaxda iibka iyo maamulka…

GudahaWararka
May 13, 2024

Wasiirka Duulista iyo hawada XFS oo booqatay xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka.

Muqdisho(SONNA):'Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada XFS Fardowso Cismaan Cigaal oo uu wehliyo Maareeyaha hayโ€™adda Duulista Rayidka Axmed Macalin ayaa maanta…

GudahaWararka
November 5, 2024

Ciidanka Xoogga oo Shabeellaha Hoose ku dilay Horjoogayaal ka Tirsan Argagixisada Al-shabaab

Muqdisho:(SONNA)-Ciidanka kumaandooska ayaa howl-gal ay ka sameeyeen deegaanka daarusalaam gobolka shabeelada hoose ku dilay maleeshiyaad iyo horjoogayaal argagixisada katirsan. Ciidanka…

Wararka
August 25, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023