Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI
    March 11, 2026
    Wasaaradda Cadaaladda oo Shaacisay Liiska Nootaayooyinka Sharciyeysan ee Sannadka 2026
    March 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dowladda Soomaliya oo qaadaysa wejigii labaad oo hawlgalka ka dhan ka ah khawaarijta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dowladda Soomaliya oo qaadaysa wejigii labaad oo hawlgalka ka dhan ka ah khawaarijta
GudahaWararka

Dowladda Soomaliya oo qaadaysa wejigii labaad oo hawlgalka ka dhan ka ah khawaarijta

By shiine Shiine
Last updated: April 6, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Soomaaliya ayaa wadda dadaallo lagu doonayo sidii ay guulo wax ku Ool ah uga gaari lahayd dagaalka ka dhanka ah malleeshiyada Khawaajita Ee Al-shabab,iyo sidii looga xorreyn lahaa deegaanada faro ku tiriska ah ee ay ku gabadaan dadkana ay ku dhibaateeyaan.

Deegaanada malleeshiyadka laga xorreyay ayaa waxaa loogu tagay Baraaggaha lagu keydin jiray biyaha xilligga u da’o roobka oo isku badalay goobo qalalay ka dib markii kooxa khawaarijtu ka Aaseen oo ay ka dhaceen dadkii lahaa kana xireen biyihii iyagoo ka dhigtay dhufays gabaad u ah.

Dadka reer miyigah ayaa xilligga roobka waxay keydiin jireen biyaha si marka ay ka soo noqdaan deegaanada aan lahayn keydka ee roobku ku yaaraday ay uga cabaan keydkii biyaha ee Baraaggaha looga roob raacay,balse dhulka ay ku dhuumaaleysanayaan malleeshiyada Khawaarijta ah Ee Al-shabaab waxay dadka kala kulmeen in laga Aaso baraaggaha,ceelasha laga cabo biyaha iyo in ay ka duugaan si ay ugu dhibaateeyaan dadka ka soo hayaamay goobah biyo yaraanta ay ka jirto.

Deegaanada ay kooxda ku Khawaajita ay ku dhuumaaleysto ayeysan u ogolayn wax horumar ah dadkuna way isaga caraaran si ay u helaan goobo ay ka heli karan carruurtooda waxbarsho,caafimaad iyo nabadgalayo ay ku nastaan waalidka iyo carruurta si ay uga nabad galaan dhaqanka gurracan ee Khawaajita.
Ciidamada xoogga dalka ayaa bartamahii sanadkii tagay ku qaaday guluf colaadeed oo ay xididada ugu siibaan malleeshiyada Khawaarijta ee Al-shabaab,si ay dadka uga gudbaan caqabada ku horgudboon ee dhanka nolosha.

Goboladda laga xorreyay oo ay ku dhuumaaleysanayaan ayaa waxaa ka mid ah gobolka Hiiraan,Galgaduud,Shabeellaha dhexe,Mudug oo ay dhammaan qeybo ka mid ah laga saaray  dadkuna ay heleen diirimaad nololeed oo ay ugu guryo noqdaan.
Dowladda ayaa qaaday talaabooyin cuna qabatayn oo dhanka dhaqaalaha,isticmaalka warbaahinta,la dagaalkanka fikirka xagjireeynta Khawaajita,taas oo khasab ka dhigtay in ay isoo dhiibaan dagaalmayaasha malleeshiyada naf la cariga ah.

Dhanka kale malleeshiyada waxaa gacntooda ka baxay qaybo ka mid ah goboladdii  saldhigyada u ahaa oo ugu muhiimasana gacan ku hayntoodaiyagoo haatan ku harsan qaybo yar oo ka mid ah goboladda dalka,Xukuumadda ayaa xoogga saartay labo arrimood oo kala ahaa la dagaallanka Al-Shabaab iyo wax ka qabashada dhibaatada abaarta sanadkii tagay,waxaa ayaa ka gaartay guulo la taaban karo taniyo bilowgi dagaalka ka dhanka ahaa Khawaajita.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

Jabuuti.SONNA….Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

R/wasaaraha Norway oo madaxweynaha JFS telfoonka ugu hambalyeysay 60-guurada xorriyadda Soomaaliya

Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Khadka taleefanka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Norway Marwo Erna Solberg.…

GudahaWararkaWargayska
July 3, 2020

Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo iska caabiyay weerar argagixisada ku soo qaaday deegaanka Cadakibir

Muqdisho (SONNA)-Ciidamada daraawiishta Galmudug ee ku sugan deegaanka Cadakibir ee Gobolka Galgaduud ayaa iska caabiyay weerar ay galabta ku soo…

GudahaWararka
August 13, 2021

Khawaarijta oo qarax Miino ku laysay dad Shacab ah deegaanka Ceel-lahelay

Muqdisho,(SONNA):-Haweeney iyo labo Carruur ah ayaa ku geeryooday Qarax Miino oo maleeshiyada Khawaarijta ah ay ku qariyeen guri ay ku…

GudahaWararka
September 7, 2023

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐊𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐭𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐋𝐚𝐜𝐚𝐠 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐋𝐚 𝐃𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐠𝐚𝐠𝐢𝐱𝐢𝐬𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧Yeeshay

Midship,(SONNA):- Kulanka guddiga oo uu shir-guddoominayay Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa looga dooday sidii loo…

GudahaWararka
July 19, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023