Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Booliska Soomaaliya oo xiray dhalinyaro ku Eedeysan qalqal-gelin amni
    February 1, 2026
    Horjoogaal Khawaarijta ka tirsan oo lagu khaarijiyay howlgal laga fuliyay Gobolka Hiiraan
    January 31, 2026
    Howlgalka Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deeegaano muhiim ah
    January 31, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo New Delhi kaga qeyb galay shir caalami ah
    January 31, 2026
    Shirweynaha isku-Duwidda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo ka furmay Dhuusamareeb
    January 31, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay weerarkii arggagixiso ee xalay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay weerarkii arggagixiso ee xalay
GudahaWararka

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay weerarkii arggagixiso ee xalay

By Aadan Sooyaal
Last updated: February 1, 2021
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA)Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, waxay si xoog leh u cambaarayneysaa weerarka argagixiso ee waxashnimada ah ee lagu qaaday hoteelka Afrik ee magaalada Muqdisho. Ilaa hadda inta la og yahay, waxaa weerarka ku dhintay 5 qof oo ku jiro General Maxamed Nuur Galaal, oo ahaa muwaadiniin aan waxba galabsan.

Sidoo kale waxa goobta lagu dilay 3 ka mid ah 4tii dhagar qabe ee weerarka fuliyay halka kii afraadna uu is qarxiyay. Sida uu sheegay Afhayeenka booliska Soomaaliyeed oo Warbaahinta la hadlay.

Ciidamadda Qaranka ayaa ugu dambayn toogtay Maleeshiyaadkii Alshabaab, soona afjaray Weerarkii Argagixisanimo. Galaal waxa uu ka mid ahaa tiro yar oo ka nool dadkii u soo joogay Dhismaha Ciidanka Somalia, xornimaddii kadib, Wuxuuna soo qabtay Xilal kala duwan oo ciidan iyo Wasiirnimo.

Waxay dowladda Federaalku u tacsiyeyneysaa qoysaskii iyo eheladii uu ka geeriyooday General Maxamed Nuur Galaal, oo ka mid ahaa dadkii ku geeriyooday iyo muwaadiniinta kale ee ku dhimatay.

Dhamaan intii ku dhimatay naxariistii janno Allah ha ka waraabiyo. Ciidamada dowladda, ayaa ku amaanan sida ay u xaqiijiyaan badbaadinta muwaadiniin hoteelka ku sugnaa markii qarayada lagu weeraray maleeshiyo hubsana ay galeen Hoteelka.

Kooxaha argagixisada, ayaa caadeysatay waxyeelada dadka rayidka ah, kadib markii ciidamada dowladdu kaga adkaadeen furimaha dagaalka, iyadoo laga qabsaday goobo badan, isla markaana inta badan madaxdooda lagu laayay duqeymo cirka ah oo qorsheysan.

Ciidamada amnigu marnaba kama daali doonaan la dagaalanka iyo soo afjaridda kooxaha argagixisada. Wixii faahfaahin ah ee la xiriira weerarka, dib ayaan idiinla soo wadaagi doonnaa.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Booliska Soomaaliya oo xiray dhalinyaro ku Eedeysan qalqal-gelin amni

Muqdisho (SONNA):-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan),…

February 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Agaasime Ku-xigeenka Hayโ€™adda Socdaalka oo kormeer shaqo ku tegay Safaaradda Soomaaliya ee Kenya โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho (SONNA)-Agaasime Ku-xigeenka Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Kornayl Cabdifitaax Ibraahim Shaaweeye oo uu kormeerkiisa shaqo ku wehliyey Agaasimaha Waaxda…

GudahaWararka
July 29, 2021

Ciidanka Xoogga oo hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose

Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Gaarka ah ee CXD ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Buula Madiina ee hoostaga degmada Afgooye ee gobolka…

GudahaWararka
November 19, 2025

Horjooge baxsad ahaa oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Baydhabo

Muqdisho (SONNA):-Ciidanka amaanka ee ka howgallo dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed ayaa gacanta ku dhigay dhagar qabe Cumar Maxamed Ismaaciil oo…

GudahaWararka
September 11, 2023

Shirka Golaha wadatashiga oo Maalintii labaad ka socdo Xarunta Madaxtooyada Qaranka

Muqdisho(SONNA):-Waxaa maalintii labaad galay shirka Golaha wadatashiga Qaran oo dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka iyo dowlad xubnaha ka ah iyo Maamulka…

GudahaWararka
December 27, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023