Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo shirka kaga qayb galay Itoobiya
    December 19, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Qaahira kaga qeyb galay Shirka labaad ee Madasha Wax-wadaagga Ruushka iyo Afrika
    December 19, 2025
    Guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshadda iyo wacyigelinta gobolka Banaadir oo kormeeray ololaha nadaafada xeebta Liido
    December 19, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya
    December 19, 2025
    Wasiirada Kalluumaysiga iyo Dekedaha XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay Masโ€™uuliyiin Turki ah
    December 19, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dowladda Soomaaliya oo wada dadaal ku aadan sidii ay Soomaaliya u heli laheyd taageerada dalalka ku mideysan Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Africa
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dowladda Soomaaliya oo wada dadaal ku aadan sidii ay Soomaaliya u heli laheyd taageerada dalalka ku mideysan Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Africa
GudahaWararka

Dowladda Soomaaliya oo wada dadaal ku aadan sidii ay Soomaaliya u heli laheyd taageerada dalalka ku mideysan Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Africa

By Bile
Last updated: February 7, 2023
1 Min Read
Share

Kampala-(SONNA)-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriradda Rwanda u fadhiya Uganda Joseph Rutabana.

Labada safiir ayaa ka wadahadlay horumarinta xariirka labada dal iyo sidii iskaashi labada dhinac u sameyn lahaayeen ee ku jirto danaha labada Dowladood.

Dhanka kale Danjire Cali Maxamed Maxamuud ayaa Danjire Joseph ka codsaday in Dowladda Rwanda codkooda siiyaan si aay Soomaaliya ugu biirto Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Africa (East Africa Community), iyadoona ku biiritaanka Soomaliya ee ururka Bulshada Bariga Afrika, lana aamin sanahay in wax badan ku soo kordhin doonto ururka.

Danjire Joseph Rutabana ayaa ka Mahadceliyay soo dhaweynta diiran ee Danjire Cali Maxamed Maxamuud u sameyay, isagoo xusay in Rwanda kaali weyn ka qaadan doonta sidii Soomaaliya ugu biiri laheed Ururka Bulshada Bariga Afrika islamarkaana wada shaqeyn dhow yeelan doonaan Safaaradaha Labada dowladood ee Saaxiibada ah.

 

TAGGED:Dowladda Soomaaliya oo wada dadaal ku aadan sidii ay Soomaaliya u heli laheyd taageerada dalalka ku mideysan Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Africa
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo shirka kaga qayb galay Itoobiya

Muqdisho(SONNA):- shirka Isbahaysiga Baarlamaanka Bariga Afrika ee Amniga Cuntada iyo Nafaqada oo maalmihii lasoo dhaafay…

December 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda Soomaaliya iyo QM oo Wadajir ugu dhawaaqay in cabsidii laga qabay macluul dalka ka dilaacda ay hoos u dhacday.

Muqdisho (SONN)-Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa wadajir ugu dhawaaqay in cabsidii laga qabay macluul dalka ka dilaacda ay…

GudahaWararka
December 15, 2022

Sheekh Mustafe oo si diiran loogu soo dhaweeyay Garoowe โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho (SONNA)-Soo dhawaynta Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun ee Garoowe ayaa waxaa ka qayb galay xubno ka tirsan Golayasha kala…

Wararka
January 27, 2021

Xildhibaannada labada aqal oo ka hadlay habraaca ansixinta dib u eegista Dastuurka

Kulanka wadajirka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka oo ay ka qeyb galeen Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee…

Wararka
November 27, 2019

Dowladda Soomaaliya oo hambalyo u dirtay hayโ€™adda WFP oo ku guuleysatay abaalmarinta caalamiga ah ee nabadda

Muqdisho (SONNA) Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Sacid Xamsa ayaa hambalyo u diray Barnaamijka…

Wararka
October 9, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023